{"id":438045,"date":"2021-02-04T15:00:28","date_gmt":"2021-02-04T12:00:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438045"},"modified":"2021-02-04T15:00:28","modified_gmt":"2021-02-04T12:00:28","slug":"itoobiya-oo-dhiseysa-waddo-isku-xirta-dalalka-deriska-la-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/itoobiya-oo-dhiseysa-waddo-isku-xirta-dalalka-deriska-la-ah\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo dhiseysa waddo isku xirta dalalka deriska la ah"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa-(SONNA)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay dhisaneyso waddooyin isku xiraya waddamada dariska la ah\u00a0 ee Sudan, Kenya, Eritrea iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mashruucan waxaa ku baxaya adduun gaaraya $455.7 million, sida ay sheegtay hay\u2019adda waddooyinka Itoobiya waxaa mashruucan lacagtiisa bixinaya dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa gacan ka geysanaya qarashka ku baxaya dhismaha waddooyinka hay\u2019adda iskaashiga caalamiga ee dalka Japan taas oo la yiraahdo JICA.<\/p>\n<p>Bankiga horumarinta Afrika iyo Bankiga Adduunka ayaa deyn ku kabaya mashruucan.<\/p>\n<p>Waddooyinkan ayaa marka la isku daro waxay noqonayaan 738 kilometers.<\/p>\n<p>Itoobiya waxay sheegtay in talaabadan ay kaalin weyn ka qaadan doonto horumarinta dhaqaalaha Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa-(SONNA)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay dhisaneyso waddooyin isku xiraya waddamada dariska la ah\u00a0 ee Sudan, Kenya, Eritrea iyo Soomaaliya. Mashruucan waxaa ku baxaya adduun gaaraya $455.7 million, sida ay sheegtay hay\u2019adda waddooyinka Itoobiya waxaa mashruucan lacagtiisa bixinaya dowladda Itoobiya. Sidoo kale waxaa gacan ka geysanaya qarashka ku baxaya dhismaha waddooyinka hay\u2019adda iskaashiga caalamiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438049,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438045","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438051,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438045\/revisions\/438051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}