{"id":437925,"date":"2021-02-02T19:02:01","date_gmt":"2021-02-02T16:02:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437925"},"modified":"2021-02-02T19:02:01","modified_gmt":"2021-02-02T16:02:01","slug":"agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-ganacsiga-oo-guddoomiyey-shirka-toddobaadlaha-ee-wasaaradda-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-ganacsiga-oo-guddoomiyey-shirka-toddobaadlaha-ee-wasaaradda-sawirro\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Wasaaradda \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ahaa ee Wasaaradda oo lagu falan-qeeyey Siyaasadaha Ganacsiga, Warshadaha iyo weli ba Siyaasadda Ganacsiga yar-yar iyo Kuwa dhaxe oo Wasaaraddu ay muddooyinkii dambe ku mashquulsanayd diyaarintooda soona maray marxalado kala duwan oo iskugu jira falan-qeyn iyo la-tashiyo laga la soo sameeyey Ganacsatada, Warshadlayda iyo hay\u2019adaha dawladda ee ay khusayso .<\/p>\n<p>Siyaasadahan oo si hufan loo diyaariyey, ayaa ahmiyad weyn u leh guud ahaan dhaqaalaha dalka, waxaana ay wax-weyn ka tarayaan siddii wadanku isku-filnaanshiyo uga gaari lahaa dhinacyada wax-soo-saarka, dheeli-tirka Ganacsiga Soomaaliya la lee dahay dalalka caalamka iyo taageerista iyo horumarinta ganacsiyada ka jira Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-437927\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-4.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-4.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-4-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-437926\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ahaa ee Wasaaradda oo lagu falan-qeeyey Siyaasadaha Ganacsiga, Warshadaha iyo weli ba Siyaasadda Ganacsiga yar-yar iyo Kuwa dhaxe oo Wasaaraddu ay muddooyinkii dambe ku mashquulsanayd diyaarintooda soona maray marxalado kala duwan oo iskugu jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437926,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437925","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437925"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437932,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437925\/revisions\/437932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}