{"id":437907,"date":"2021-02-02T13:34:38","date_gmt":"2021-02-02T10:34:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437907"},"modified":"2021-02-02T13:34:38","modified_gmt":"2021-02-02T10:34:38","slug":"meydadka-dhaqar-qabayaal-ka-tirsan-al-shabaab-oo-lagu-soo-bandhigay-duleedka-samareebsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/meydadka-dhaqar-qabayaal-ka-tirsan-al-shabaab-oo-lagu-soo-bandhigay-duleedka-samareebsawirro\/","title":{"rendered":"Meydadka dhaqar-qabayaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay duleedka Samareeb+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Samareeb-(SONNA)<\/strong>-Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo goordhow warbaahinta kula hadlay duleedka magaalada Samareeb ayaa xaqiijiyay in ay dileen 3-xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-shabaab oo uu kujiro horjoogihii kooxda u qaabbilsanaa degaannada u dhexeeya Ceelbuur iyo Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa soo bandhigey meydka horjoogaha oo lagu magacaabi jiray Cabdinaasir, waxaa kale oo goobta la keenay dhaawaca nin kale iyo Afar qori oo ay Ciidamadu ka furteen Al-Shabaab oo ahaa kuwii xalay hoobiyaasha ku tuuray xaafado ka mid ah Magaalada.<\/p>\n<p>Howlgalkan oo ay fuliyeen Ciidanka xoogga qeybta 21-aad Guutada 15-aad iyo Ciidanka Gor-Gor ayaa lagu soo af-jaray Kooxdaan oo Al-shabaabka u qaabbilsaneyd arbushidda degaannada hoostaga Dhuusamareeb oo muddooyinkan ay ku dhuumaaleysanayeen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-437910\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-02-at-1.57.42-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-437911\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-02-at-1.57.43-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-437912\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-02-at-1.57.44-AM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-437913\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-02-at-1.57.44-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-437914\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-02-at-1.57.46-AM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-437915\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-02-at-1.57.46-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-437917\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-02-at-1.57.47-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Samareeb-(SONNA)-Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo goordhow warbaahinta kula hadlay duleedka magaalada Samareeb ayaa xaqiijiyay in ay dileen 3-xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-shabaab oo uu kujiro horjoogihii kooxda u qaabbilsanaa degaannada u dhexeeya Ceelbuur iyo Dhuusamareeb. Ciidamada ayaa soo bandhigey meydka horjoogaha oo lagu magacaabi jiray Cabdinaasir, waxaa kale oo goobta la keenay dhaawaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437907","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka","7":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437909,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437907\/revisions\/437909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}