{"id":437887,"date":"2021-02-02T11:02:18","date_gmt":"2021-02-02T08:02:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437887"},"modified":"2021-02-02T11:17:20","modified_gmt":"2021-02-02T08:17:20","slug":"wafdi-ka-socda-dowladda-federaalka-oo-gaaray-degmada-berdaalesawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ka-socda-dowladda-federaalka-oo-gaaray-degmada-berdaalesawirro\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray degmada Berdaale+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Berdaale-(SONNA)-<\/strong>Wafdi ka kooban Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku-xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta halkaasi gaaray ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka caddaalada, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga , Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa u gaaray Berdaale siidii uu u soo qiimeyn lahaa Xaaladda bini-adanimo ee ka jirta degmadaas iyo qaabka ugu haboon ee kaalmo lagu gaarsiin karo dadka ku dhaqan deegaanada ku xeeran degmada Berdaale.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka koofur galbeed oo is-kaashana ayaa indhowaalaba howlo gar-gaar ka waday qeybo ka mid ah gobollada Baay iyo Bakool.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-437890\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-01-at-11.19.09-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-437891\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-01-at-11.19.10-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-437892\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-01-at-11.19.10-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berdaale-(SONNA)-Wafdi ka kooban Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku-xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Mas\u2019uuliyiinta halkaasi gaaray ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka caddaalada, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga , Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wafdigan ayaa u gaaray Berdaale siidii uu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437887","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka","7":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437888,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437887\/revisions\/437888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}