{"id":437758,"date":"2021-02-01T08:25:14","date_gmt":"2021-02-01T05:25:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437758"},"modified":"2021-02-01T08:25:14","modified_gmt":"2021-02-01T05:25:14","slug":"hayadaha-amniga-oo-faah-faahiyay-howlkii-lagu-soo-afjaray-weerarkii-xalay-iyo-khasaaraha-ka-dhashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-amniga-oo-faah-faahiyay-howlkii-lagu-soo-afjaray-weerarkii-xalay-iyo-khasaaraha-ka-dhashey\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha amniga oo faah faahiyay howlkii lagu soo afjaray weerarkii xalay iyo khasaaraha ka dhashey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan xalay weerarkii kooxaha argagixisada ay ka geysteen gelinkii dambe ee shalay maleeshiyaadka arggagixisada ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta lahadlay kadib soo afjarista weerarka ayaa faah faahiyay khasaaraha ka dhashey iyo howlalkii ay ciidamada ammaanku ay ku soo afjareen weerarkaasi.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in ilaa 9 qof ay ku dhinteen in ilaa 10 kale in ka badana ay ku dhaawacmeen,weerarkaasi,4 kamid ah dadka dhintay ayaa ahaa arggagixisadii weerarka soo qaaday,midkii is qarxiyay iyo 3 kale oo howlgalkaasi lagu khaarijiyay,sidoo kale dadka dhintay waxaa kamid ahaa Generaal Maxamed Nuur Galaal iyo shacab kale\u00a0 oo halkaasi ku sugnaa.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa mudadii uu howlgalkaasi socday ku guuleystay in ay soo bad baadiyaan dad isugu jiray mas&#8217;uuliyiin,ganacsato iyo shacab kale,iyagoo ka hortagay qorshaha maleeshiyaadka Alshabaab oo ahaa in ay laayaan dhamaan dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Dhaawacyada ayaa lagu dabiibayaa isbitaalada magaalada Muqdisho,waxaana suuro gal ah in khasaaraha uu intaasi ka bato,sida uu sheegay\u00a0 afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan xalay weerarkii kooxaha argagixisada ay ka geysteen gelinkii dambe ee shalay maleeshiyaadka arggagixisada ee Al-shabaab. Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta lahadlay kadib soo afjarista weerarka ayaa faah faahiyay khasaaraha ka dhashey iyo howlalkii ay ciidamada ammaanku ay ku soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437759,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437758","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437758"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437761,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437758\/revisions\/437761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}