{"id":437678,"date":"2021-01-31T15:11:58","date_gmt":"2021-01-31T12:11:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437678"},"modified":"2021-01-31T15:13:43","modified_gmt":"2021-01-31T12:13:43","slug":"madaxweyne-guud-laawe-oo-sheegay-in-dhowaan-la-billaabi-doono-dhismaha-waddada-xiriirisa-muqdisha-iyo-jowharsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-guud-laawe-oo-sheegay-in-dhowaan-la-billaabi-doono-dhismaha-waddada-xiriirisa-muqdisha-iyo-jowharsawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Guud-laawe oo sheegay in dhowaan la billaabi doono dhismaha Waddada xiriirisa Muqdisha iyo Jowhar+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Husein ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada DG Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta golihiisa uga warbixiyay socdaalkii uu dhowaan ku tahay Magaalada Muqdisho iyo kulamadii kala duwanaa ee uu lasoo qaatay Madaxda ugu sareeyo dalka iyo wakiilada beesha caalamka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa golaha la wadaagay in dhowaan la bilaabi doono howlgalo argagixisada looga sifeynayo guud ahaan deegaanada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Golaha Xukuumada la wadaagay in uu kulan lasoo qaatay safiirka Dalka turkiga u fadhiya Soomaaliya dhowaana la billaabi doono dhismaha waddada laamiga ee Muqdisho iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhageystay Wasiiradda Amniga, Qorsheynta, Dhalinyaradaiyo Ciyaaraha, Dib u Heshiisiinta iyo Waxbarashada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-437696 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-437699 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-437701 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/GUUD4-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Husein ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada DG Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta golihiisa uga warbixiyay socdaalkii uu dhowaan ku tahay Magaalada Muqdisho iyo kulamadii kala duwanaa ee uu lasoo qaatay Madaxda ugu sareeyo dalka iyo wakiilada beesha caalamka. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa golaha la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437692,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437678","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437703,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437678\/revisions\/437703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}