{"id":437644,"date":"2021-01-31T11:52:19","date_gmt":"2021-01-31T08:52:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437644"},"modified":"2021-01-31T11:52:19","modified_gmt":"2021-01-31T08:52:19","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-dilay-horjoogayaal-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-dilay-horjoogayaal-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga Dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan kuwa maamulka koonfur galbeed ayaa dilay maalin ka hor Shan xubnood oo katirsanaa Al-Shabaab, ka dib howlgal ka dhacay duleedka Magaalada Diinsoor ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Ibraahim Aaden Cali, oo ka tirsan saraakiisha hoggaamineysay howl-galka ayaa wariyaheenna Gobolka Baay u sheegay in ciidamadu ay beegsadeen goob ay malleeshiyada ka qorsheyneysay weerar ka dhan ah ciidamada Dowladda.<\/p>\n<p>Sarkaalkan ayaa sidoo kale sheegay in dagaalka oo ahaa mid culus ay sidoo kale ku dileen laba horjooge oo ka tirsanaa Argagixisada, wuxuuna intaa raaciyay in ay ku raad-joogaan haraadiga iyo firxadka Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan kuwa maamulka koonfur galbeed ayaa dilay maalin ka hor Shan xubnood oo katirsanaa Al-Shabaab, ka dib howlgal ka dhacay duleedka Magaalada Diinsoor ee gobolka Baay. Ibraahim Aaden Cali, oo ka tirsan saraakiisha hoggaamineysay howl-galka ayaa wariyaheenna Gobolka Baay u sheegay in ciidamadu ay beegsadeen goob ay malleeshiyada ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437650,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437644","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437644","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437652,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437644\/revisions\/437652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}