{"id":437507,"date":"2021-01-29T09:06:31","date_gmt":"2021-01-29T06:06:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437507"},"modified":"2021-01-29T09:10:06","modified_gmt":"2021-01-29T06:10:06","slug":"maamulka-g-banaadir-oo-soo-dhaweeyay-in-gobolka-uu-matalaadda-ku-yeesho-baarlamaanka11-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-g-banaadir-oo-soo-dhaweeyay-in-gobolka-uu-matalaadda-ku-yeesho-baarlamaanka11-aad\/","title":{"rendered":"Maamulka G\/ Banaadir oo soo dhaweeyay in gobolka  uu matalaadda ku yeesho Baarlamaanka 11-aad"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)\u00a0 ayaa soo dhoweeyey go\u2019aanka taariikhiga ah ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixay in Gobolka Banaadir Matalaad ku yeesho Aqalka Sare, iyadoo ay heli doonto Banaadir 13 kursi.<\/p>\n<p>\u201cMaanta oo ay taariikhdu tahay 28 bisha January 2021, waxaan halkan doonayaa inaan mahad balaaran uga jeedinayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabddullaahi Farmaajo oo runtii qalinka ku duugay matalaaddii gobolka Banaadir oo in muddo ah bulsho weynta gobolka banaadir ay ka sugayeen, waxaan leeyahay, waan kaaga mahadcelinayaa haddii aan nahay bulshada Banaadir, aniga oo ku hadlaya magaca bulshada Banaadir\u201d ayuu yiri Guddoomiye Cumar Filish.<\/p>\n<p>Duqa Caasimadda ayaa xusay in matalaadda gobolka banaadir oo ah 13 kursi oo ay ku yeelanayan Golaha Aqalka Sare ee dalka in ay kal hore meel mariyeen labada Gole ee dowladda kadib markii uu Madaxweynaha codsi u jeediyay labada gole, isagoo intaa ku daray in bulshada Gobolka Banaadir ay dhigeen banaan baxyo nabadeed oo loogu mahadcelinayay Madaxweynaha., Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>\u201cArrintan waa arrin taariikhi ah, waana arrin sharaf u ah bulshada Benaadir, waan soo dhaweyneynaa, waana muujin doonaa sida aan u taageersannahay ama aan uga mahadcelineyno Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.\u201dayuu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)\u00a0 ayaa soo dhoweeyey go\u2019aanka taariikhiga ah ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixay in Gobolka Banaadir Matalaad ku yeesho Aqalka Sare, iyadoo ay heli doonto Banaadir 13 kursi. \u201cMaanta oo ay taariikhdu tahay 28 bisha January 2021, waxaan halkan doonayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":437508,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437507","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437507","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437507"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437512,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437507\/revisions\/437512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}