{"id":437494,"date":"2021-01-28T18:42:51","date_gmt":"2021-01-28T15:42:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437494"},"modified":"2021-01-28T18:42:51","modified_gmt":"2021-01-28T15:42:51","slug":"qaxootiga-soomaaliyeed-ee-ku-sugan-itoobiya-oo-guryo-loo-dhisayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaxootiga-soomaaliyeed-ee-ku-sugan-itoobiya-oo-guryo-loo-dhisayo\/","title":{"rendered":"Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Itoobiya oo guryo loo dhisayo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Qaramada Midoobay\u00a0 ayaa sheegtay in guryo ka wanaagsan hoyga ay hada ku jiraan loo dhisayo qaar ka mid ah qaxootiga Soomaaiyeed ee ku jira xerada Melkadida ee dalka Itoobiya .<\/p>\n<p>Hay\u2019adda UNHCR xafiiskeeda Itoobiya ayaa sheegtay in talaabadan ay tahay mid muhiim ah oo caawin doonta qaxootiga oo dhibaato dhanka hoyga ah ay heysay.<\/p>\n<p>Tirakoobkii ugu danbeeyay\u00a0 oo ay hay\u2019adda qaxootiga adduunka UNHCR soo saarto ayaa lagu sheegay in dadka qaxootiga ee Soomaaliyeed\u00a0 ay gaarayaan in ka badan 34,000.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Qaramada Midoobay\u00a0 ayaa sheegtay in guryo ka wanaagsan hoyga ay hada ku jiraan loo dhisayo qaar ka mid ah qaxootiga Soomaaiyeed ee ku jira xerada Melkadida ee dalka Itoobiya . Hay\u2019adda UNHCR xafiiskeeda Itoobiya ayaa sheegtay in talaabadan ay tahay mid muhiim ah oo caawin doonta qaxootiga oo dhibaato dhanka hoyga ah ay heysay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437495,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437494","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437498,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437494\/revisions\/437498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}