{"id":437461,"date":"2021-01-28T08:58:52","date_gmt":"2021-01-28T05:58:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437461"},"modified":"2021-01-28T09:00:41","modified_gmt":"2021-01-28T06:00:41","slug":"puntland-iyo-jubaland-oo-magacaabay-guddiga-doorashada-dadban-ee-heer-maamul-goboleed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntland-iyo-jubaland-oo-magacaabay-guddiga-doorashada-dadban-ee-heer-maamul-goboleed\/","title":{"rendered":"Puntland iyo Jubaland oo magacaabay Guddiga doorashada dadban ee heer maamul Goboleed"},"content":{"rendered":"<p>Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo dhankooda uu ku harsanaa soo Magacaabista Guddiyada doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ayaa ugu dambeyn at xalay Saqdii Dhexe ku dhawaaqeen Guddiyadooda doorashada.<\/p>\n<p>Guddiyada ay labada Maamul Magacaabeen ayaa ka kooban min 8 Xubnood, kuwaas oo lagu biirin doono min Saddex Xubnood oo ka socda dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana Xubnaha Puntland ay soo Magacaawday ay kala yihiin.<\/p>\n<p><strong> 1 Cabdikariim Muuse Maxamuud<\/strong><br \/>\n<strong>2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale<\/strong><br \/>\n<strong>3 Axmed Cabdi Maxamuud<\/strong><br \/>\n<strong>4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen<\/strong><br \/>\n<strong>5 Caydaruus Axmed Faarax<\/strong><br \/>\n<strong>6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax<\/strong><br \/>\n<strong>7 Farxiya Xuseen Maxamuud<\/strong><br \/>\n<strong>8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame<\/strong><\/p>\n<p>Dhinaca kale dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhankooda waxaa ay soo Magacaabeen 8 xubnood oo ah guddiga doorashooyinka Heer Dowlad goboleed, kuwaas oo lagu dari doono Saddex Xubnood oo ka socda dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana ay kala yihiin.<\/p>\n<p><strong>1: Siyaad Maxamed Mursal<\/strong><\/p>\n<p><strong>2: Axmed Maxamuud Cumar<\/strong><\/p>\n<p><strong>3: axmed Cabdi Nuur<\/strong><\/p>\n<p><strong>4:\u00a0 Samsam Faarax Nuur<\/strong><\/p>\n<p><strong>5:\u00a0 Maxamed Cusmaan Gaab<\/strong><\/p>\n<p><strong>6: Ibraahim Aadan Ibraahim<\/strong><\/p>\n<p><strong>7: Axmed Yuusuf Maxamed<\/strong><\/p>\n<p><strong>8: Abuukar Nuur Cabdi<\/strong><\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka ay horay u Magacaawday dowladda Soomaaliya ayaa waxaa kasoo horjeestay Puntland iyo Jubbaland iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, hayeeshee ugu dambeyn Puntland iyo Jubbaland dhankooda ay soo Magacaabeen guddiyada doorashada Heer Dowlad Goboleed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo dhankooda uu ku harsanaa soo Magacaabista Guddiyada doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ayaa ugu dambeyn at xalay Saqdii Dhexe ku dhawaaqeen Guddiyadooda doorashada. Guddiyada ay labada Maamul Magacaabeen ayaa ka kooban min 8 Xubnood, kuwaas oo lagu biirin doono min Saddex Xubnood oo ka socda dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437462,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437461","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437463,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437461\/revisions\/437463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}