{"id":437342,"date":"2021-01-26T17:21:56","date_gmt":"2021-01-26T14:21:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437342"},"modified":"2021-01-26T17:21:56","modified_gmt":"2021-01-26T14:21:56","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-ka-qeybgalay-xafladda-furitaanka-qandaraasyada-keenista-iyo-qeybinta-raashinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-ka-qeybgalay-xafladda-furitaanka-qandaraasyada-keenista-iyo-qeybinta-raashinka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay  Xafladda Furitaanka Qandaraasyada Keenista  iyo  Qeybinta Raashinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0Maxamed Cabdi Kooshin ayaa ka qeybgalay\u00a0 Xafladda Furitaanka Qandaraasyada Keenista\u00a0 iyo\u00a0 Qeybinta Raashiinka iyo Shidaalka Qeybaha amniga Qaranka Soomaaliyeed , oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyada.<\/p>\n<p>Sidoo kale\u00a0 Munaasabadda Furitaanka Waxaa ka soo qayb galay\u00a0 wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabka.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0Xasan Xuseen Xaaji oo Munaasabadda ka qeybgalay\u00a0 ayaa sheegay in loo baahanyahay in tartanka si daah-furan loo qaado , isagoo Xusay in Shaqada loo tartamayo loo qaban-doono Ciidamada Qalabka Sida loogana baahanyahay Shirkadda ku guuleysata in ay dhowrto tayada Cuntada , Xil gaar ahna ay iska saarto fulinta heshiisyada lala galay , isagoo Xusay in wasaaradda maaliyadda iyo Gudiga loo Xil saarayna looga baahanyahay in\u00a0 si cadaalad ah ay u kala Xulaan shirkadaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0Maxamed Cabdi Kooshin ayaa ka qeybgalay\u00a0 Xafladda Furitaanka Qandaraasyada Keenista\u00a0 iyo\u00a0 Qeybinta Raashiinka iyo Shidaalka Qeybaha amniga Qaranka Soomaaliyeed , oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyada. Sidoo kale\u00a0 Munaasabadda Furitaanka Waxaa ka soo qayb galay\u00a0 wasiiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437343,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437342","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437344,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437342\/revisions\/437344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}