{"id":437226,"date":"2021-01-25T14:29:15","date_gmt":"2021-01-25T11:29:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437226"},"modified":"2021-01-25T14:55:46","modified_gmt":"2021-01-25T11:55:46","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-qaabilay-wakiilka-gaarka-ah-ee-qm-u-qaabilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-qaabilay-wakiilka-gaarka-ah-ee-qm-u-qaabilsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe (SONNA)-<span style=\"font-size: 16px;\">Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka midyihiin Madaxda Hay\u2019addaha WFP, UNHCR iyo UNWOMEN.<\/span><\/p>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Kulanka ayaa looga hadlay marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha siyaasadda, Doorashada iyo shaqooyinka Hay\u2019addaha Qaramada Midoobey ka fuliyaan Puntland sida mashaariicda horumarin kuwa bani\u2019aadantinimo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201cWaxaan sidoo kale Ergayga gaar ka ah uga mahadcelinayaa kulankii gaarka ahaa ee aanu yeelanay sidii deganaanshaha Soomaaliya horumarka la rajeynayo dhinaca siyaasadda hore loogu qaadi lahaa, gaar ahaan arrimaha doorashada oo runtii ah arrimo maalmihii u danbeysay taagnaa, wax wanaagsan oo muujin kara inay hore u sii socon karto in la helo doorasho lagu wada qanacsanyahay, oo ay kawada qeybgalaan dhammaan qeybaha kala duwan ee Soomaaliya, sidoo kalena dadka daneeyayaasha Siyaasadda ee Soomaaliduna ay ka dhex arki karaan maslaxad Soomaaliyeed iyo mid loo simanyahay. Waxaan rajeynaynaa kulamadaasi oo weli socda in ay iyaguna gaari doonaan meelo muhim ah, oo la rajeynayo in lagu wada qanco.\u201d Ayuu yiri Madaxweynaha Dowlad\u00a0 goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni .<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey James Swan wuxuu muujiyay sida ay Beesha Caalamka u dooneyso in wadahadal lagu dhammeeyo arrimaha doorashada si loo gaaro heshiis lagu hirgelinayo doorasho wadar ogol ah oo lagu wada qanacsanyahay, isagoo sidoo kale xusay muhiimada ay leedahay xoojinta xiriirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha xubnaha ka ah.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Dhinaca kale Wasiirada Arrimaha Gudaha, Qorsheynta, Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada ayaa Iyana kulan gaar ah la qaatay madaxda Hay\u2019addaha WFP, UNHCR iyo UNWOMEN. Kulankaasi waxaa looga hadlay sidii la isu waafijin lahaa qorshaha horumarinta Puntland ee shanta sano iyo qorsheyaasha u yaalla hay\u2019addaha qaramada midoobey iyo sidii la isaga kaashan lahaa saameynta ay ka dhalatay Covid-19, Ayaxa iyo Duufaantii GATI.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-437240\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142845051_1101372690276250_6113586777402592427_o-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1913\" height=\"1275\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142845051_1101372690276250_6113586777402592427_o-1.jpg 1913w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142845051_1101372690276250_6113586777402592427_o-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142845051_1101372690276250_6113586777402592427_o-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142845051_1101372690276250_6113586777402592427_o-1-1024x682.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1913px) 100vw, 1913px\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-437239\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142637258_1101372723609580_4612097511717778973_o-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2013\" height=\"1530\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142637258_1101372723609580_4612097511717778973_o-2.jpg 2013w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142637258_1101372723609580_4612097511717778973_o-2-300x228.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142637258_1101372723609580_4612097511717778973_o-2-768x584.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142637258_1101372723609580_4612097511717778973_o-2-1024x778.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2013px) 100vw, 2013px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-437241\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142966019_1101372706942915_6016337970092672532_o-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1913\" height=\"1275\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142966019_1101372706942915_6016337970092672532_o-1.jpg 1913w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142966019_1101372706942915_6016337970092672532_o-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142966019_1101372706942915_6016337970092672532_o-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142966019_1101372706942915_6016337970092672532_o-1-1024x682.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1913px) 100vw, 1913px\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-437238\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142479373_1101372893609563_3225180830610121868_o-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"1120\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142479373_1101372893609563_3225180830610121868_o-1.jpg 1680w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142479373_1101372893609563_3225180830610121868_o-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142479373_1101372893609563_3225180830610121868_o-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/142479373_1101372893609563_3225180830610121868_o-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1680px) 100vw, 1680px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka midyihiin Madaxda Hay\u2019addaha WFP, UNHCR iyo UNWOMEN. Kulanka ayaa looga hadlay marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha siyaasadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437227,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437226","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437226"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437242,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437226\/revisions\/437242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}