{"id":437117,"date":"2021-01-24T02:43:18","date_gmt":"2021-01-23T23:43:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437117"},"modified":"2021-01-24T02:43:18","modified_gmt":"2021-01-23T23:43:18","slug":"joe-biden-iyo-boris-johnson-oo-yeeshay-wada-hadal-dhanka-taleefanka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/joe-biden-iyo-boris-johnson-oo-yeeshay-wada-hadal-dhanka-taleefanka-ah\/","title":{"rendered":"Joe Biden iyo Boris Johnson oo yeeshay wada hadal dhanka taleefanka ah ."},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\">\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Ra\u2019isulwasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa wada hadal dhanka taleefanka la yeeshay fiidnimadii Axada madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Boris ayaa sheegay in ay horay u sii wadi doonaan oo ay adkeyn doonaan xiriirka iyo isbaheysiga guunka ah ee ka dhaxeeya labada dal.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Waa wadahalkii ugu horeeyay oo ay yeesheen labada hogaamiye tan markii la dhaariyay arbacadii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Boris Johnson ayaa soo dhaweeyay oo bogaadiyay go,aanka uu<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>madaxweyne Biden <\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Mareykanka dib ugu celinayo heshiiska cimilada ee Paris iyo heyada caafimaadka aduunka WHO taas oo Donald Trump uu ka saaray Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Labada hogaamiye ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimada iyo faa\u2019iidada ganacsiga xorta ah uu leeyahay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isulwasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa wada hadal dhanka taleefanka la yeeshay fiidnimadii Axada madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden. Boris ayaa sheegay in ay horay u sii wadi doonaan oo ay adkeyn doonaan xiriirka iyo isbaheysiga guunka ah ee ka dhaxeeya labada dal. Waa wadahalkii ugu horeeyay oo ay yeesheen labada hogaamiye tan markii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437118,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437117","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437117"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437119,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437117\/revisions\/437119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}