{"id":437072,"date":"2021-01-23T10:29:22","date_gmt":"2021-01-23T07:29:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437072"},"modified":"2021-01-23T10:30:10","modified_gmt":"2021-01-23T07:30:10","slug":"189-al-shabaab-ahaa-oo-lagu-dilay-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/189-al-shabaab-ahaa-oo-lagu-dilay-shabeellada-hoose\/","title":{"rendered":"189 Al-Shabaab ahaa oo lagu dilay Shabeellada hoose"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: justify; background: white; margin: 6.5pt 0in 6.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: black;\">Muqdisho-(SONNA)-Afhayeen u hadlay Ciidanka Yugaandha ee qeybta ah Ciidanka AMISOM oo lagu magacaabo <\/span><span style=\"font-size: 14.0pt; color: black; background: white;\">Lt. Col. Deo Akiiki,<\/span><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: black;\"> ayaa sheegay in ay Al-Shabaab ka dileen 189 xubnood, kadib howl-gal ka fuliyeen degaanka Siigaale oo ka tirsan Shabeellada hoose.<\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify; background: white; margin: 6.5pt 0in 6.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: black;\">Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu soo qabtay Laba xubnood oo ka tirsan horjoogayaasha Al-Shabaab, iyagoo sidoo kale burburiyay Gaadiid dagaal oo ay lahaayeen Argagixisada.<\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify; background: white; margin: 6.5pt 0in 6.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: black;\">Ciidamada wada jira ayaa sidoo kale howl-gallo ballaaran oo lagu baacsanayo cadowga ka sameeyay degaanno badan oo ka tirsan Shabeellada hoose.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Afhayeen u hadlay Ciidanka Yugaandha ee qeybta ah Ciidanka AMISOM oo lagu magacaabo Lt. Col. Deo Akiiki, ayaa sheegay in ay Al-Shabaab ka dileen 189 xubnood, kadib howl-gal ka fuliyeen degaanka Siigaale oo ka tirsan Shabeellada hoose. Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu soo qabtay Laba xubnood oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437076,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437072","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437072"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437077,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437072\/revisions\/437077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}