{"id":437026,"date":"2021-01-21T10:00:17","date_gmt":"2021-01-21T07:00:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=437026"},"modified":"2021-01-21T10:00:17","modified_gmt":"2021-01-21T07:00:17","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-la-kulmay-madaxweynaha-kalafadhiga-75-aad-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-la-kulmay-madaxweynaha-kalafadhiga-75-aad-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha dibadda oo la kulmay madaxweynaha kalafadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>New York (SONNA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud ayaa kulan wax ku ool ah la yeeshay Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Volkan Bozkir.<\/p>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Wasiir Maxamed ayaa Madaxweynaha uga war bixiyey guulaha ay dowladda Soomaaliya ku tilaabsatay &amp; horumarka ay ka gaartay arrimaha Siyaasadda, amniga &amp; kaabayaasha dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dhankiisa ka mahadceliyey booqashada wasiirka &amp; horumarka dowladda Soomaaliya, wuxuuna uu madaxweynuhu sheegay in ay sii labo jibaari-doonaan taageeridda QM ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa maalmahan ku sugnaa dalka Mareykanka isagoo intii uu halkaas ku sugnaa kulan la yeeshay mas\u2019uuliyiin kala duwan oo uu kala hadlay xaaladda wadanka.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York (SONNA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud ayaa kulan wax ku ool ah la yeeshay Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Volkan Bozkir. Wasiir Maxamed ayaa Madaxweynaha uga war bixiyey guulaha ay dowladda Soomaaliya ku tilaabsatay &amp; horumarka ay ka gaartay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437033,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-437026","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=437026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":437034,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/437026\/revisions\/437034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=437026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=437026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=437026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}