{"id":436966,"date":"2021-01-20T08:50:27","date_gmt":"2021-01-20T05:50:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436966"},"modified":"2021-01-20T08:50:27","modified_gmt":"2021-01-20T05:50:27","slug":"danjirihii-hore-ee-soomaaliya-u-qaabilsanaa-washington-oo-mareykanka-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjirihii-hore-ee-soomaaliya-u-qaabilsanaa-washington-oo-mareykanka-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Danjirihii hore ee Soomaaliya u qaabilsanaa Washington oo Mareykanka ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Allah u naxariistee, danjire Cabdikariim Cali Cumar oo ahaa danjirihii hore ee Soomaaliya u qaabilsanaan jirey Mareykanka ayaa shalay galab ku geeriyooday magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalkaas, sida ay xaqiijiyeen asxaabiitisa.<\/p>\n<p>Danjire Cabdikariim ayaa maalmihii u dambeeyay ku xanuunsanayay isbitaal ku yaala magaalada Columbus. Waxaa uu kamid ahaa Soomaalida fara ku tiriska ah ee ku xeel dheer arrimaha diplomaasiyadda.<\/p>\n<p>Danjire Cabdikariim Cali Cumar, ayaa waxaa uu ahaa Safiirkii ugu dambeeyay ee maamulkii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, u fadhiyay magaalada Washington ee Mareykanka, wuxuuna kamid ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool.<\/p>\n<p>Allah u naxariistee, Cabdikariim ayaa hadda ahaa Murashax u taagan ka qeybgalka doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee 2021.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allah u naxariistee, danjire Cabdikariim Cali Cumar oo ahaa danjirihii hore ee Soomaaliya u qaabilsanaan jirey Mareykanka ayaa shalay galab ku geeriyooday magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalkaas, sida ay xaqiijiyeen asxaabiitisa. Danjire Cabdikariim ayaa maalmihii u dambeeyay ku xanuunsanayay isbitaal ku yaala magaalada Columbus. Waxaa uu kamid ahaa Soomaalida fara ku tiriska ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436967,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436966","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436968,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436966\/revisions\/436968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}