{"id":436938,"date":"2021-01-19T13:50:28","date_gmt":"2021-01-19T10:50:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436938"},"modified":"2021-01-19T13:50:28","modified_gmt":"2021-01-19T10:50:28","slug":"guddoomiye-cumar-filish-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-danjire-ku-xigeenka-dalka-swedan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-cumar-filish-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-danjire-ku-xigeenka-dalka-swedan\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cumar Filish oo xafiiskiisa ku qaabilay danjire ku xigeenka dalka Swedan\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filiah) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka dowlad Swedan u fadhiya Soomaaliya Petra Smitmanis Dry.<\/p>\n<p>Labada masuul ayaa kulankooda uga hadlay kaalinta ay dowlada Swedan ku leedahay dib-udhiska dalka, amniga, taageerida bulshada Soomaaliyeed taas oo qeyb weyn ka ah hormarka dalka\u00a0 gaara ahaan gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddomiyaha gobalka ayaa uga mahadceliayay danjire ku xigeenka Sweden tababbarada ay siiyaan shaqaalaha dowladda hoose ee Xamar \u00a0iyo sidii loo dardar galin lahaa Mataaneenta labada magaalo \u00e8e Muqdisho iyo Gothenburg.<\/p>\n<p>Safiir ku xigeenka Safaaradda Swedan ee Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ay kordhin doonaan taageerada ay siiyaan shacabka gobolka Banaadir, isagoo ku amaanay masuuliyiinta maamulka gobalka Banaadir howlaha ay u hayaan bulshada caasimadd.<\/p>\n<p>Gabogabadii kullankaan ayaa kusoo idlaaday is af-garad iyo dhammaan qodobada la isla soo hadal qaaday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filiah) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka dowlad Swedan u fadhiya Soomaaliya Petra Smitmanis Dry. Labada masuul ayaa kulankooda uga hadlay kaalinta ay dowlada Swedan ku leedahay dib-udhiska dalka, amniga, taageerida bulshada Soomaaliyeed taas oo qeyb weyn ka ah hormarka dalka\u00a0 gaara ahaan gobolka Banaadir. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436939,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436938","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436938"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436940,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436938\/revisions\/436940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}