{"id":436888,"date":"2021-01-18T19:47:00","date_gmt":"2021-01-18T16:47:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436888"},"modified":"2021-01-18T19:47:00","modified_gmt":"2021-01-18T16:47:00","slug":"africom-oo-soomaaliya-ka-caawinaysa-la-dagaalanka-xagjirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/africom-oo-soomaaliya-ka-caawinaysa-la-dagaalanka-xagjirka\/","title":{"rendered":"AFRICOM oo Soomaaliya ka caawinaysa la dagaalanka xagjirka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa\u00a0 waxa ay kulan la qaateen Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Africa \u201cAFRICOM\u201d Gen. Stephen Townsend.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay kaga wada hadleen iskaashiga iyo xiriirka Milatari ee labada Dowladeed\u00a0 iyo dardargalinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab, kuwasi oo ka socda qeybo ka mid ah goobaha ay Al-Shabaab kaga dhuumaaleysanayaan qaar ka mid ah gobollada dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa laga wada hadlay taageerada Mareykanka ee ku aadan tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si loo xoojiyo tayada ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-450250 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/aska.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/aska.jpg 720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/aska-150x150.jpg 150w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/aska-300x298.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/aska-696x692.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/aska-422x420.jpg 422w\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"716\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-450251 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/e85da163-dccc-469c-a9bd-5f4f772e9d1d.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/e85da163-dccc-469c-a9bd-5f4f772e9d1d.jpg 720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/e85da163-dccc-469c-a9bd-5f4f772e9d1d-300x206.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/e85da163-dccc-469c-a9bd-5f4f772e9d1d-100x70.jpg 100w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/e85da163-dccc-469c-a9bd-5f4f772e9d1d-218x150.jpg 218w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/e85da163-dccc-469c-a9bd-5f4f772e9d1d-696x479.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/e85da163-dccc-469c-a9bd-5f4f772e9d1d-611x420.jpg 611w\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"495\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa\u00a0 waxa ay kulan la qaateen Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Africa \u201cAFRICOM\u201d Gen. Stephen Townsend. Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay kaga wada hadleen iskaashiga iyo xiriirka Milatari ee labada Dowladeed\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":436894,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436888","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436888"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436895,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436888\/revisions\/436895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436894"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}