{"id":436774,"date":"2021-01-17T10:16:02","date_gmt":"2021-01-17T07:16:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436774"},"modified":"2021-01-17T10:19:01","modified_gmt":"2021-01-17T07:19:01","slug":"puntland-oo-dhaqangalinaysa-talooyin-hoos-loogu-dhigayo-sicir-bararka-oo-ka-soo-baxay-gudi-khuburo-ah-oo-loo-saaray-arrintaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntland-oo-dhaqangalinaysa-talooyin-hoos-loogu-dhigayo-sicir-bararka-oo-ka-soo-baxay-gudi-khuburo-ah-oo-loo-saaray-arrintaas\/","title":{"rendered":"Puntland oo dhaqangalinaysa talooyin hoos loogu dhigayo sicir bararka oo gudi khuburo ah  soo saaray"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe (SONNA)- Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku raacay in uu dhaqan galo Talooyinkii ay soo jeediyeen guddigii Arrimaha Sicirka Sarifka ee uu Guddoomiyaha u ahaa Madaxwaynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole.<\/p>\n<p>Qodobada Gudigu soo saareen waxaa ka mid ah<\/p>\n<p>1: In cashuurta Dekadda lagu qabto 20% Shillin Soomaali.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>2: In mushaarka shaqaalaha lagu siiyo 20% Shillin Soomaali.<\/p>\n<p>3:In Adeegyada Lacagta mobile-ka (Sahal iyo E-Dahab) sidoodii lagu celiyo.<\/p>\n<p>4: Sariflayaasha waa inay ruqsad haystaan.<\/p>\n<p>5: In cashuuraha Dowladdaha hoose Shillin Soomaali lagu qaado.<\/p>\n<p>6: In Sarifka uu jaangoynayo lana soconayo Bangiga Dowladdu.<\/p>\n<p>7: In Kalsoonida isticmaalka Shillin Soomaaliga ay kawada shaqeynayaan Dowladda iyo Ganacsatada.<\/p>\n<p>8: In Lacagaha ku badan Suuqa ee Shillin Soomaaliga ah lagu xereeyo Bangiga Dowladda, iyo in la mamnuucay lacag Loo kala raro Gobolada.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe (SONNA)- Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku raacay in uu dhaqan galo Talooyinkii ay soo jeediyeen guddigii Arrimaha Sicirka Sarifka ee uu Guddoomiyaha u ahaa Madaxwaynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole. Qodobada Gudigu soo saareen waxaa ka mid ah 1: In cashuurta Dekadda lagu qabto 20% [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":436777,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436774","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436774"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436782,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436774\/revisions\/436782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}