{"id":436557,"date":"2021-01-15T09:21:26","date_gmt":"2021-01-15T06:21:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436557"},"modified":"2021-01-15T09:21:26","modified_gmt":"2021-01-15T06:21:26","slug":"maamulka-k-galbeed-oo-xalay-casho-sharaf-u-sameeyay-xulka-k-cagta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-k-galbeed-oo-xalay-casho-sharaf-u-sameeyay-xulka-k-cagta\/","title":{"rendered":"Maamulka K\/Galbeed oo xalay casho sharaf u sameeyay xulka K\/Cagta"},"content":{"rendered":"<p>Xalay magaalada Baydhabo, waxaa lagu qabtay casho sharaf loo sameeyay xulka kubadda cagta ee Koofur Galbeed ee dhowaan ka qeybgalay tartankii Muqdisho lagu qabtay ee u dhexeeya ciyaartoyda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koofur Galbeed, C\/casiis Lafgareen, ayaa ka qeybgalay cashada lagu maamusay xulka kubadda cagta.<\/p>\n<p>Cashada sido kale, Waxaa ka qeyb-galay Guddoomiyaha barlamaanka ku Xigeenadiisa Wasiiro Xildhibaano Agaasimiyaal iyo marti sharaf lagu casuumay Xafladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xalay magaalada Baydhabo, waxaa lagu qabtay casho sharaf loo sameeyay xulka kubadda cagta ee Koofur Galbeed ee dhowaan ka qeybgalay tartankii Muqdisho lagu qabtay ee u dhexeeya ciyaartoyda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Madaxweynaha Koofur Galbeed, C\/casiis Lafgareen, ayaa ka qeybgalay cashada lagu maamusay xulka kubadda cagta. Cashada sido kale, Waxaa ka qeyb-galay Guddoomiyaha barlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436558,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436557","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436559,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436557\/revisions\/436559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}