{"id":436526,"date":"2021-01-14T18:02:53","date_gmt":"2021-01-14T15:02:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436526"},"modified":"2021-01-14T18:02:53","modified_gmt":"2021-01-14T15:02:53","slug":"madaxweynaha-jubhaland-oo-shir-guddoomiyay-shirka-golaha-wasiirada-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubhaland-oo-shir-guddoomiyay-shirka-golaha-wasiirada-sawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubhaland oo shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada \u201cSAWIRRO\u2019"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONN)-Shirka Golaha wasiiradda Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ugu horeyn Golaha uga warbixiyey Shirarkii Garowe ee xalka loogu raadinayey xaalada Siyaasadeed ee Dalka, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka iyo sidoo kale kulamadii uu madaxweynuhu la qaatey Midowga Musharaxiinta iyo ka qeybgalkiisii Shirkii aragti wadaaga ee Heritage, kuwaas uu Madaxweynuhu sheegay inay ku soo aadeen waqti loo baahnaa natiijo miro dhal ahna ay ka soo baxdey.<\/p>\n<p>Warbixinta Madaxweynaha kadib Wasaarada Ganacsiga ayaa soo gudbisey Xeerar ay nuquladooda la wadaagtey Golaha kuwaas akhrintooda kadib todobaadka danbe golaha lagaga doodi doono.<\/p>\n<p>Xeerarka ay wasaaradu soo gudbisey waxaa kamid ah :<\/p>\n<p>1- Xeerka Maalgashiga dowlada goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>2- Xeerka Shatiyada Ganacsiyada Jubbaland<\/p>\n<p>Sidookale wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Jubbaland ayaa golaha u soo gud-bisey nuqulada Sharciga Isgaarsiinta ee dowlada goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-436527\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/138457725_1955611311246427_6947014201628064885_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/138457725_1955611311246427_6947014201628064885_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/138457725_1955611311246427_6947014201628064885_o-1024x683-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/138457725_1955611311246427_6947014201628064885_o-1024x683-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-436528\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/138658867_1955611217913103_5280770381590586939_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/138658867_1955611217913103_5280770381590586939_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/138658867_1955611217913103_5280770381590586939_o-1024x683-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/138658867_1955611217913103_5280770381590586939_o-1024x683-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-436529\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139031872_1955611227913102_1745580819214835454_o.jpg\" alt=\"\" width=\"593\" height=\"395\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139031872_1955611227913102_1745580819214835454_o.jpg 593w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139031872_1955611227913102_1745580819214835454_o-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONN)-Shirka Golaha wasiiradda Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn Golaha uga warbixiyey Shirarkii Garowe ee xalka loogu raadinayey xaalada Siyaasadeed ee Dalka, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka iyo sidoo kale kulamadii uu madaxweynuhu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":436528,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436526","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436526"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436530,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436526\/revisions\/436530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}