{"id":436517,"date":"2021-01-14T14:57:49","date_gmt":"2021-01-14T11:57:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436517"},"modified":"2021-01-14T14:57:49","modified_gmt":"2021-01-14T11:57:49","slug":"madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-qaabilay-wakiilka-q-midoobey-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-qaabilay-wakiilka-q-midoobey-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha koonfur galbeed oo qaabilay wakiilka Q.midoobey ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa aqalka madaxtooyada magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay \u00a0kulan kula qaatay wafdi uu hogaaminayey wakiilka qaramada midoobey uqaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan .<\/p>\n<p>Kulanka oo ay sidoo kale qeyb\u00a0 ay ka ahaayeen\u00a0 madax ka socday hay\u2019addaha IOM iyo OCHA ,waxaa looga hadlay arrimaha gar-gaarka, saamaynta ayaxa uu ku hayo gobolka Baay ,iyo arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>dWafdiga uu hoggaaminaayey ergeyga ayaa maanta gaaray Magaalada Beydho ee xarunta Dowlad Goboleedka K\/Galbeed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa aqalka madaxtooyada magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay \u00a0kulan kula qaatay wafdi uu hogaaminayey wakiilka qaramada midoobey uqaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan . Kulanka oo ay sidoo kale qeyb\u00a0 ay ka ahaayeen\u00a0 madax ka socday hay\u2019addaha IOM iyo OCHA ,waxaa looga hadlay arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436517","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436519,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436517\/revisions\/436519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}