{"id":436489,"date":"2021-01-13T19:40:39","date_gmt":"2021-01-13T16:40:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436489"},"modified":"2021-01-13T19:40:39","modified_gmt":"2021-01-13T16:40:39","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kulan-la-yeeshay-ilhaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kulan-la-yeeshay-ilhaan-cumar\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay Ilhaan Cumar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C\/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay kulan ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen, machadda Nabadda Mareykanka iyo safaaradda Soomaaliya ee dalkaas.<\/p>\n<p>Wasiirka oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitter ayaa sheegay in ka qeybgaliyaasha kulanka uu siiyay warbixin ku aadan dib u habeynta agendiyaasha qaran iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan warbixin kooban ka siiyay xaaladda siyaasadeed, tan amni iyo dib u habeynta agendiyaasha qaranka iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha,\u201d ayuu ku qorey Twitter-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in kulan miro dhal ah la yeeshay, Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka wakiilada Mareykanka, ayagoo ka wada hadlay iskaashiga iyo taageerada Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mareykanka waxaa uu kamid yahay dalalka taageera dowlad dhisidda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha amniga oo ay ugu horeyso la dagaalanka argagaxisada hor taagan nabad dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-436490\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjKWMAUoPbS.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjKWMAUoPbS.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjKWMAUoPbS-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjKWMAUoPbS-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjKWMAUoPbS-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-436491\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjQXUAEahKJ.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjQXUAEahKJ.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjQXUAEahKJ-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjQXUAEahKJ-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/ErnoGjQXUAEahKJ-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C\/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay kulan ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen, machadda Nabadda Mareykanka iyo safaaradda Soomaaliya ee dalkaas. Wasiirka oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitter ayaa sheegay in ka qeybgaliyaasha kulanka uu siiyay warbixin ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":436491,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436489","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436492,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436489\/revisions\/436492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}