{"id":436483,"date":"2021-01-13T18:17:59","date_gmt":"2021-01-13T15:17:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436483"},"modified":"2021-01-13T18:17:59","modified_gmt":"2021-01-13T15:17:59","slug":"wasiir-duraan-waxaa-naga-goan-isl-xilqaan-inuu-gaaro-dhammaan-xarumaha-adeegga-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-duraan-waxaa-naga-goan-isl-xilqaan-inuu-gaaro-dhammaan-xarumaha-adeegga-qaran\/","title":{"rendered":"Wasiir Duraan &#8220;Waxaa naga go\u2019an Isl-xilqaan inuu gaaro dhammaan xarumaha adeegga Qaran&#8221;"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay go\u2019antahay sidii loo dar-dargalin lahaa barnaamijka dib u dhiska xarumaha adeegga Qaran ee Is-xilqaan, ka dib kulan uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay Wasiirka Howlaha Guud,dib u dhiska iyo guriyenta Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) iyo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta dhismaha Soomaaliyeed, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Kulanka inta uu socday waxaa lagu dheeraaday sidii loo dardargalin lahaa Barnaamijka Is-xilqaan,loona dhammaystiri lahaa goobaha uu ka socdo,iyadoo kulanka lagu sheegay in la billaabo dayactirka iyo dib u dhiska dhismayaasha muhiimka ah ee u adeegaya Qaranka.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cWaxaa lagu guuleystay in dib loo dhiso xarumo muhiim u ah qaranka , muddadii uu socday Barnaamijka Is-xilqaan, hadda ujeeddadu waxay tahay in la xoojiyo , lana dardargaliyo.\u201d ayuu yiri Wasiir Duraan oo inta ku daray\u00a0\u00a0\u201cHindisahan oo ah aragti ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda, waxaa ka go\u2019an xukuumadda inuu gaaro dhammaan xarumaha adeegga Qaranka.\u201d<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, wuxuu ammaanay shaqaalaha rayidka Dawladda oo door muuqda ka qaadanaya Barnaamijka Is-xilqaan iyo dhammaan dhinacyada kale ee ku lugta leh,iyadoo kulanka uu goobjoog u ahaa sarkaalka u xil saaran Is-xilqaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Ismaaciil Macalin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay go\u2019antahay sidii loo dar-dargalin lahaa barnaamijka dib u dhiska xarumaha adeegga Qaran ee Is-xilqaan, ka dib kulan uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay Wasiirka Howlaha Guud,dib u dhiska iyo guriyenta Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) iyo Maareeyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":436484,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436483","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436483","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436488,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436483\/revisions\/436488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}