{"id":436465,"date":"2021-01-13T13:31:39","date_gmt":"2021-01-13T10:31:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436465"},"modified":"2021-01-13T13:31:39","modified_gmt":"2021-01-13T10:31:39","slug":"raiisal-wasaaraha-dalka-kuwayt-oo-iscasilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaaraha-dalka-kuwayt-oo-iscasilay\/","title":{"rendered":"Raiisal wasaaraha Dalka Kuwayt oo iscasilay"},"content":{"rendered":"<p>Raiisal wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa maanta oo Arbaca ah iscasilaadda xukuumadiisa u gudbiyay Amiirka dalkaas Shiikh Nawaaf Al-Axmad, sida ay sheegtay wakaaladda wararka dalka Kuwayt.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa timid kadib markii wasiirro ka tirsan xukuumadda ay shalay is casilaadooda u gudbiyeen ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan \u00a0baarlamaanka dalkaas ayaa hore u codsaday in ra\u2019iisal wasaaruhu hor yimaado baarlamaamnka si wax looga waydiiyo qaab dhismeedka xukuumadda<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raiisal wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa maanta oo Arbaca ah iscasilaadda xukuumadiisa u gudbiyay Amiirka dalkaas Shiikh Nawaaf Al-Axmad, sida ay sheegtay wakaaladda wararka dalka Kuwayt. Tallaabadan ayaa timid kadib markii wasiirro ka tirsan xukuumadda ay shalay is casilaadooda u gudbiyeen ra\u2019iisal wasaaraha. Xubno ka tirsan \u00a0baarlamaanka dalkaas ayaa hore u codsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436468,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436465","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436465"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436469,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436465\/revisions\/436469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}