{"id":436455,"date":"2021-01-13T09:24:03","date_gmt":"2021-01-13T06:24:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436455"},"modified":"2021-01-13T09:30:07","modified_gmt":"2021-01-13T06:30:07","slug":"wasiirro-ka-tirsan-dowladda-dalka-malaawi-oo-u-geeriyootay-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dowladda-dalka-malaawi-oo-u-geeriyootay-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Malaawi  oo u geeriyootay COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidaka Sidiiq Miyaa iyo wasiirka dowladaha Hoose Lingson Percanyama ayaa u geeriyooday cudurka karoona Fayras, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta caafimaadka dalkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalkaas Lazarus Chakwira ayaa ku tilmaamay dhimashada labada wasiir mid khasaaro ugu filan dalka.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha ayaa tacsi u diray qoysaskii ay ka baxeen laba wasiir iyo dhamaan shacabka, isagoo ku sifeeyay labadooda wadaniyiin qaali ku ah shacabka iyo dowladda Malaawi.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha ayaa ugu baaqay shacabka inay muujiyaan taxaddar dheeraad ah oo ku saabsan u hogaansanaanta tallaabooyinka looga hortegaayo cudurka karoona fayras.<br \/>\nIn ka badan 9 kun oo kiis ayaa laga diiwaan geliyay dalka Malaawi, waxaana u dhintay Karoona 235 qof.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidaka Sidiiq Miyaa iyo wasiirka dowladaha Hoose Lingson Percanyama ayaa u geeriyooday cudurka karoona Fayras, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta caafimaadka dalkaas. Madaxweynaha dalkaas Lazarus Chakwira ayaa ku tilmaamay dhimashada labada wasiir mid khasaaro ugu filan dalka. Madaxwaynaha ayaa tacsi u diray qoysaskii ay ka baxeen laba wasiir iyo dhamaan shacabka, isagoo ku sifeeyay labadooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436458,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436455","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436455"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436459,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436455\/revisions\/436459"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436458"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}