{"id":436438,"date":"2021-01-12T17:17:17","date_gmt":"2021-01-12T14:17:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436438"},"modified":"2021-01-12T17:17:17","modified_gmt":"2021-01-12T14:17:17","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-la-kulmay-saraakiil-ka-tirsan-ciidamada-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-la-kulmay-saraakiil-ka-tirsan-ciidamada-mareykanka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya \u00a0Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan la qaateen saraakiil ka tirsan hogaanka taliska ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinacyadaasi waxay \u00a0ka wada hadleen sidii dowladda Mareykanka ay u xoojin leheed tababarada la siiyo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska Danab iyo dardargalinta \u00a0dagaalada looga horjeedo \u00a0kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya \u00a0Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan la qaateen saraakiil ka tirsan hogaanka taliska ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya. Dhinacyadaasi waxay \u00a0ka wada hadleen sidii dowladda Mareykanka ay u xoojin leheed tababarada la siiyo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436439,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436438","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436438"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436440,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436438\/revisions\/436440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436439"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}