{"id":436409,"date":"2021-01-12T10:50:12","date_gmt":"2021-01-12T07:50:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436409"},"modified":"2021-01-12T11:41:29","modified_gmt":"2021-01-12T08:41:29","slug":"dawladda-oo-beenisay-inay-jiraan-maleeshiyaad-abaabulan-oo-doorashada-ka-soo-horjeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dawladda-oo-beenisay-inay-jiraan-maleeshiyaad-abaabulan-oo-doorashada-ka-soo-horjeeda\/","title":{"rendered":"Dawladda F.S oo beenisay inay jiraan maleeshiyaad abaabulan oo ka horjeeda doorashada Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-cadaala) ayaa sheegay inay been abuur yihiin muuqaallo maalmahan lagu baahiyey baraha bulshada iyo saxaafadda qaarkeed, kuwaas oo lagu sheegay inay yihiin maleeshiyaad ka soo horjeeda doorashada oo isku abaabulaya \u00a0duleedka Muqdisho.<\/p>\n<p>Al-cadaala ayaa xusay in muuqaalka la baahiyey uu yahay mid hore oo loo duubay ujeedda ka duwan tan lagu sheegay, ciidamada ka muuqdana aysan ahayn fallaago u abaabulan inay amni darro abuuraan.<\/p>\n<p>Waxa uu u jeediyey warbaahinta iyo dadka sida ka fiirsi la\u2019aanta ah u baahinaya muuqaaladaas iyo kuwa la mid ka ah inay ka dhawrsadaan macluumaad aysan hubin inay faafiyaan, kaas oo si sahal ah ku abuuri kara amni darro, taas oo dhaawacaysa amniga Qaranka, sharafta ciidanka iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cColaad hurintu ma aha dimuquraadiyad, been sheegistuna maaha madaxbanaan\u201d ayuu yiri mudane Al-cadaala.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Soomaaliya ayaa qoraalka ku daabacay Page-ka uu ku leeyahay barta baraha bulshada ay ku xiriiraan ee facebok<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-cadaala) ayaa sheegay inay been abuur yihiin muuqaallo maalmahan lagu baahiyey baraha bulshada iyo saxaafadda qaarkeed, kuwaas oo lagu sheegay inay yihiin maleeshiyaad ka soo horjeeda doorashada oo isku abaabulaya \u00a0duleedka Muqdisho. Al-cadaala ayaa xusay in muuqaalka la baahiyey uu yahay mid hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":436411,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436409","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436409"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436414,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436409\/revisions\/436414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}