{"id":436395,"date":"2021-01-11T14:18:20","date_gmt":"2021-01-11T11:18:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436395"},"modified":"2021-01-11T14:18:20","modified_gmt":"2021-01-11T11:18:20","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-suudaan-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-la-kulmay-madaxda-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-suudaan-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-la-kulmay-madaxda-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Suudaan iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo la kulmay madaxda Dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Danjiraha Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudan Amb Maxamed\u00a0 Sheikh Isxaaq iyo wafdi uu hoggaaminaayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle,Dr Cabdi Xakiim Luqaam ayaa maanta kulan la qaatay Xubin Katirsan Golaha Sare ee ka arrimiyo Dalka Suudan,taasi oo lagu magacaabo Marwo Caasho Muuse Saciid.<\/p>\n<p>kulanka ayaa ka dhacay Xarunta\u00a0 Qasrigga Madaxtooyadda Dalka Suudan, halkaas oo ay goob jooga ahaa Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Raami\u00a0 Ma\u2019muun Bashiir iyo Madaxa Ganacsiga Safaarada Soomaaliya Dalka Suudan Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego)<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa warbixin Guud ka siiyay xaalada Guud Dalka Soomaaliya iyo Midda Hirshabelle iyi xiriirka xoogan\u00a0 ee u dhaxeeya labada dowladood Sooamaliya iyo Suudan.<\/p>\n<p>Danjiraha Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudan Amb. Maxamed sheikh Isxaaq ayaa umahadceliyay dowlada Sudan sida muuqata ee ay u garab taaganyihiin\u00a0 waqti walba dowlada\u00a0 iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Marwo Caasho Muuse saciid oo ah xubin ka mid ah Golaha sare ee\u00a0 ka arrimiyo Dalka Suudan ayaa soo dhaweysay booqashada Gudoomiyaha iyo Danjiraha u fadhiya dowlada Soomaaliya Dalka Suudan, iyadoo xaqiijisay inay muhiim tahay\u00a0 Guud ahaan horumarinta iyo xiriirarka labada dal,gaar\u00a0 ahaan horumarinta Ganacsiga iyo dhamaan kaaabayaasha dhaqaalaha ee labada wadan, sidoo kale xiirka walalanimo iyo Dhamaan danaha labada dowladood Soomaaliya iyo Suudan.<\/p>\n<p>Gabagabadii Kulanka laba dhinac ayaa ku soo idalaay is -afgarad wanaagsan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudan Amb Maxamed\u00a0 Sheikh Isxaaq iyo wafdi uu hoggaaminaayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle,Dr Cabdi Xakiim Luqaam ayaa maanta kulan la qaatay Xubin Katirsan Golaha Sare ee ka arrimiyo Dalka Suudan,taasi oo lagu magacaabo Marwo Caasho Muuse Saciid. kulanka ayaa ka dhacay Xarunta\u00a0 Qasrigga Madaxtooyadda Dalka Suudan, halkaas oo ay goob jooga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436396,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436395","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436395"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436403,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436395\/revisions\/436403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}