{"id":436274,"date":"2021-01-07T13:45:11","date_gmt":"2021-01-07T10:45:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436274"},"modified":"2021-01-07T13:45:11","modified_gmt":"2021-01-07T10:45:11","slug":"maamulada-wasaaradaha-caafimaadka-x-federaalka-iyo-galmudug-oo-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulada-wasaaradaha-caafimaadka-x-federaalka-iyo-galmudug-oo-kulmay\/","title":{"rendered":"Maamulada Wasaaradaha Caafimaadka X.Federaalka iyo Galmudug oo kulmay\u00a0\u00a0 \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Maamulada Wasaaraddaha Caafimaadka Federaalka iyo Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan ku saabsan xoojinta xiriirka\u00a0 labada Wasaaradood iyo dardar galinta Shaqooyinka socda ee la xiriira adeegyada caafimaad, dhamaan xarumaha Gobolada Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Kulankan oo ay ka qayb galeen xubnno Sare oo ka socdey hey\u2019adda Caafimaadka\u00a0 aduunka ee WHO, waxaa Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ku matalayay Mas\u2019uuliyiin ay hoggaaminaysay Madaxa Waaxda HIV- ee Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Sacdiya Cabdisamad Kulankan ayaa intii uu socday lagu gorfeeyay nuxurka Shaqooyinka socda iyo guulaha laga gaarey, goobaha adeegyada caafimaad ay ka socdaan ee warbixinadooda lagu wadaagey Kulankan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo shir Guddoominayay kulankan ayaa bogaadiyay isku xirka iyo xog Wadaagga ka dhexeeya labada Wasaaradood, isagoo muujiyay in Kulanka uu ka dambeeyay heshiis dhowaan Muqdisho ay ku gaareen Wasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo tan Federaalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulada Wasaaraddaha Caafimaadka Federaalka iyo Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan ku saabsan xoojinta xiriirka\u00a0 labada Wasaaradood iyo dardar galinta Shaqooyinka socda ee la xiriira adeegyada caafimaad, dhamaan xarumaha Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Kulankan oo ay ka qayb galeen xubnno Sare oo ka socdey hey\u2019adda Caafimaadka\u00a0 aduunka ee WHO, waxaa Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436275,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436274","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436274"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436276,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436274\/revisions\/436276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}