{"id":436242,"date":"2021-01-06T18:56:50","date_gmt":"2021-01-06T15:56:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436242"},"modified":"2021-01-06T18:56:50","modified_gmt":"2021-01-06T15:56:50","slug":"aun-wariye-axmed-cabdinuur-oo-london-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/aun-wariye-axmed-cabdinuur-oo-london-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"AUN wariye Axmed Cabdinuur oo London ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Allah u naxariistee, waxaa maanta magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday wariyihii caanka ahaa ee BBC ka tirsanaa muddo dheer Axmed Cabdinuur, sida ay xaaskiisa xaqiijisay.<\/p>\n<p>Wariye Axmed Cabdinuur ayaa la sheegay in uu u geeriyooday xanuunka COVID-19.<\/p>\n<p>Wuxuu ahaa saxafi aad u caan baxay oo dadka Soomaaliyeedna codkiisa iyo magaciisaba ka barteen Idaacadda BBC laanta afka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin uu kamid yahay Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseeb Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida wariye Axmed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, asxaabtii iyo ummadda Soomaalieed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee wariye Axmed Cabdinuur oo ka mid ahaa tiirarka Warbaahinta Soomaaliyeed. Waxaan Eebbe uga baryayaa in uu jannadii Fardowso ka waraabiyo, ehelkiisana samir iyo iimaan ka siiyo,\u201d ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay Facebook-ga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Allah u naxariistee, waxaa maanta magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday wariyihii caanka ahaa ee BBC ka tirsanaa muddo dheer Axmed Cabdinuur, sida ay xaaskiisa xaqiijisay. Wariye Axmed Cabdinuur ayaa la sheegay in uu u geeriyooday xanuunka COVID-19. Wuxuu ahaa saxafi aad u caan baxay oo dadka Soomaaliyeedna codkiisa iyo magaciisaba ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":436244,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436242","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436242"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436249,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436242\/revisions\/436249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436244"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}