{"id":436226,"date":"2021-01-06T13:14:57","date_gmt":"2021-01-06T10:14:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436226"},"modified":"2021-01-06T13:14:57","modified_gmt":"2021-01-06T10:14:57","slug":"weerar-lagu-dilay-dad-rayid-ah-oo-ka-dhacay-dalka-koongo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/weerar-lagu-dilay-dad-rayid-ah-oo-ka-dhacay-dalka-koongo\/","title":{"rendered":"Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Dalka Koongo"},"content":{"rendered":"<p>21 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca\u00a0 bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo,kadib kolkii kooxo hubeysan oo ka soo jeeda dalka Uganda ay weerareen dad rayid ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolkaas\u00a0 ayaa sheegay in dadka dhintay ay ku jireen toban haween ah, waxaana dhaawac soo gaaray 12 kale oo haween ah.<\/p>\n<p>Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, waxaa ka dhaca weerarada ay geystaan kooxaha hubeysan, waxaana ku dhintay kumanaan qof oo rayid ah tan iyo 2014-kii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca\u00a0 bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo,kadib kolkii kooxo hubeysan oo ka soo jeeda dalka Uganda ay weerareen dad rayid ah. Guddoomiyaha gobolkaas\u00a0 ayaa sheegay in dadka dhintay ay ku jireen toban haween ah, waxaana dhaawac soo gaaray 12 kale oo haween ah. Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436227,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436226","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436226"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436231,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436226\/revisions\/436231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}