{"id":436223,"date":"2021-01-06T10:33:10","date_gmt":"2021-01-06T07:33:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=436223"},"modified":"2021-01-06T10:33:10","modified_gmt":"2021-01-06T07:33:10","slug":"amiirka-qadar-oo-ka-qeybgalay-heshiis-ay-wada-gaareen-dalalka-khaliijka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amiirka-qadar-oo-ka-qeybgalay-heshiis-ay-wada-gaareen-dalalka-khaliijka\/","title":{"rendered":"Amiirka Qadar oo ka qeybgalay heshiis ay wada gaareen Dalalka Khaliijka"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga waxaa ku shiray madaxda waddamada Khaliijka, waxaana\u00a0 markii ugu horreysay muddo 3 sanno ah kaddib kasoo qayb galay Amiirka Qatar Tamiim bin Xamad.<\/p>\n<p>Shirka waxaa kasoo baxay dhowr qodob oo ay ku heshiiyeen wadamada Khaliijka kuwaas oo soo afjaray khilaafaadkii\u00a0 dhexdooda ka jiray seddexdii sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Dowladahaan ayaa ku heshiiyay dhowr qodob oo ay ugu muhiimsanyihiin:<\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0 Xoojinta iyo iskaashiga military ee ka dhaxeeya waddamada Khaliijka Carabta si loo ilaaliyo amniga waddamadaan iyo gobalka.<\/p>\n<p>2-\u00a0\u00a0 Ilaalinta ujeedooyinka sare ee u dhigan golaha iskaashiga waddamada khaliijka iyo sidii looga shaqayn lahaa mideynta dhaqaalaha iyo siyaasadda<\/p>\n<p>3-\u00a0\u00a0 Meel marinta aragtidii boqorka Sacuudiga, boqor Salmaan bin C\/casiis ee golaha waddamadaan anxixiyay 2015-kii, iyo sidii loo dhamaystiri lahaa\u00a0 mideynta waaxaha dhaqaalaha, difaaca iyo siyaasadda dibadda.<\/p>\n<p>4-\u00a0\u00a0 Dardargelinta Xarunta ka hortagga iyo xakamaynta cudurada iyo ka wada shaqaynta sidii looga hor tegi lahaa cudurka karoona iyo cudurada kale ee safmareenka ah.<\/p>\n<p>5-\u00a0\u00a0 Dhamaystiria mideynta suuqa dhaqaalaha ee waddamada khliijka iyo dhisidda shabakad tareen.<\/p>\n<p>6-\u00a0\u00a0 Xoojinta nidaamka hufan ee dowladnimada iyo la dagaalanka masuq maasuqa.<\/p>\n<p>7-\u00a0\u00a0 Kobcinta kaalinta waddamada khaliijka ay ku leeyihiin gobalka iyo guud ahaan caalamka.<\/p>\n<p>8-\u00a0\u00a0 Soo celinta iyo xoojinta xiriirkii walaaltinimo ee ka dhaxeeyay shacuubta waddamada khaliijka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga waxaa ku shiray madaxda waddamada Khaliijka, waxaana\u00a0 markii ugu horreysay muddo 3 sanno ah kaddib kasoo qayb galay Amiirka Qatar Tamiim bin Xamad. Shirka waxaa kasoo baxay dhowr qodob oo ay ku heshiiyeen wadamada Khaliijka kuwaas oo soo afjaray khilaafaadkii\u00a0 dhexdooda ka jiray seddexdii sano ee lasoo dhaafay. Dowladahaan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":436224,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-436223","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=436223"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":436225,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/436223\/revisions\/436225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=436223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=436223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=436223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}