{"id":435784,"date":"2021-01-01T09:54:45","date_gmt":"2021-01-01T06:54:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435784"},"modified":"2021-01-01T09:55:44","modified_gmt":"2021-01-01T06:55:44","slug":"ingiriiska-oo-si-rasmi-ah-uga-baxay-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ingiriiska-oo-si-rasmi-ah-uga-baxay-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Ingiriiska oo si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p>Boqortooyada Midoowday ee dalka Ingiriiska ayaa xalay si rasmi ah uga baxday Midowgii Yurub,ka dib markii muddo \u00a0afar sano ah ka hor ay shacabka dalkaasi u codeeyeen in UK ay ka boxdo Midowga Yurub,<\/p>\n<p>Habeenimadii xalay waxaa soo idlaaday 11 bilood oo ahaa waqtiga kala guurka,iyadoo sanadka cusub ee 2021-ka uu curtay UK oo banaanka ka joogta xeyndaabka midowga Yurub .<\/p>\n<p>UK kama shaqeyn doonaan sharciyada Yurub ee ay 50 sano u hogaansameysay sida ganacsiga xorta ah, maxkamada Yurub ,iskaashiga amaanka iyo dhanka socdaalka oo dadka Yurub ka yimaada ay joogi kareen kana shaqeysan jireen UK iyagoo aan dal ku gal u baahneyn.<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaaraha UK Boris Johnson ayaa sheegay in UK ay heysato xoriyadeeda ayna arimaheeda u sameysaneyso si ka duwan oo ka wanaagsan sidii hore.<\/p>\n<p>UK waxay MIdowga Yurub \u00a0ku biirtay 1 Janaayo 1973,iyadoo dhinaca kale,Madaxweynaha faransiiska uu ka dhawaajiyay sheegay in UK ay ahaan doonto saaxiib iyo isbaheysi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqortooyada Midoowday ee dalka Ingiriiska ayaa xalay si rasmi ah uga baxday Midowgii Yurub,ka dib markii muddo \u00a0afar sano ah ka hor ay shacabka dalkaasi u codeeyeen in UK ay ka boxdo Midowga Yurub, Habeenimadii xalay waxaa soo idlaaday 11 bilood oo ahaa waqtiga kala guurka,iyadoo sanadka cusub ee 2021-ka uu curtay UK oo banaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":435785,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435784","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435784"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435787,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435784\/revisions\/435787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}