{"id":435686,"date":"2020-12-31T16:20:05","date_gmt":"2020-12-31T13:20:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435686"},"modified":"2020-12-31T16:28:04","modified_gmt":"2020-12-31T13:28:04","slug":"tartanka-kama-dambeysta-ah-ee-galmudug-iyo-banaadir-oo-ka-socda-garoonka-eng-yariisow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartanka-kama-dambeysta-ah-ee-galmudug-iyo-banaadir-oo-ka-socda-garoonka-eng-yariisow\/","title":{"rendered":"Tartanka kama dambeysta ah ee Galmudug iyo Banaadir oo ka socda garoonka Eng. Yariisow"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubadda Cagta Banaadir iyo Galmudug, kaasi oo ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Eng, Yariisow.<\/p>\n<p>Cayaarta oo ay u soo daawasho tageen dad weyne aad u fara badan oo ka kala yimid 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir, isla markaana kala taageerayay labada Xul ee Banaadir iyo Galmudug, isla markaana sitay hal ku dhigyo ayaa si weyn u muujiyay sida ay u taageersanyihiin tartamada nuucaani oo kale ah ee la xiriirta isdhexgalka bulshada.<\/p>\n<p>Labada xul ayaa soo bandhigay cayaar aad u xiisa badneyd oo ay ku qanceen dhamaan dadkii u soo daawasho tagey garoonka oo ahaa mid aad loo soo camiray, maadaama ay ahayd kulanka kama dambeysta ah ee tartanka ayaa waxaa cayaarta daqiiqaddii 1aad gool u dhaliyay xidiga N0, 11aad ee xulka Banaadir Nageeye Deeq, iyadoo daqiiqaddii 15aad uu kabtanka xulka Galmudug uu cayaarta ka dhigay 1-1.<\/p>\n<p>Cayaarta oo ah weerar iyo weerar celis ayaa waxa ay labada dhinac soo bandigeen cayaar wanaag.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubadda Cagta Banaadir iyo Galmudug, kaasi oo ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Eng, Yariisow. Cayaarta oo ay u soo daawasho tageen dad weyne aad u fara badan oo ka kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":435690,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435686","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435686"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435694,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435686\/revisions\/435694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}