{"id":435677,"date":"2020-12-31T09:51:06","date_gmt":"2020-12-31T06:51:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435677"},"modified":"2020-12-31T09:51:06","modified_gmt":"2020-12-31T06:51:06","slug":"madaxweynaha-hirshabeele-oo-jowhar-ka-furtay-shir-dib-u-heshiisiin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeele-oo-jowhar-ka-furtay-shir-dib-u-heshiisiin-ah\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeele oo Jowhar ka furtay shir dib u heshiisiin ah"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Jowhar ka furay shir dib u heshiisiineyd oo loo qabtay labo beelood oo wada dega degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Kulanka dib u heshiisiinta waxaa ka qeybgalay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hirshabeele iyo odayaasha labada beelood oo la heshiisiinayo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe, Axmed Meyre Makaraan oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in nabadda laga wada shaqeeyo.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeele, Maxamed Cali Caadle ayaa dhankiisa sheegay in wasaaraddu howsheedu tahay dib u heshiisiinta isla markaana ku faraxsan yahay in meeshan ay wax soo gaaraan maanta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeele, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa sheegay in xooga la saari doono sidii loo dhaeyn lahaa colaadda raagtay ee u dhexeysa beelaha walaalaha ah.<\/p>\n<p>Beelaha wada dega degmada Cadale ayaa waxaa ka dhex jirtay colaad raagtay taas oo galaafatay nolasha dad badan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Jowhar ka furay shir dib u heshiisiineyd oo loo qabtay labo beelood oo wada dega degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Kulanka dib u heshiisiinta waxaa ka qeybgalay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hirshabeele iyo odayaasha labada beelood oo la heshiisiinayo. Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe, Axmed Meyre Makaraan oo kulanka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":435678,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435677","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435679,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435677\/revisions\/435679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}