{"id":435630,"date":"2020-12-30T19:49:17","date_gmt":"2020-12-30T16:49:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435630"},"modified":"2020-12-30T19:49:17","modified_gmt":"2020-12-30T16:49:17","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-ku-baaqay-in-wax-kasta-lagu-dhameeyo-isu-tanaasul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-ku-baaqay-in-wax-kasta-lagu-dhameeyo-isu-tanaasul\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in wax kasta lagu dhameeyo isu tanaasul"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye \u201cQoor Qoor\u201d \u00a0oo madasha ka hadlay ayaa ka mahadceliyay casuumadda loo fidiyay iyo marti gelinta qiimaha badan ee loo sameeyay, isagoo si gaar ah u mahadceliyay Madaxda Machadka Cilmi baarista ee Heritage.<\/p>\n<p>Doorashada 2025 sida aan ku gaarno waxa ay ku xirantahay sida aan uga shaqeyno shirka maanta la joogo<\/p>\n<ol>\n<li>Qabadasha doorasho qof iyo cod ah oo ku saleysan xisbiyo<\/li>\n<li>Amni sugan oo gacanteena ku jira<\/li>\n<li>Nidaam Federaal oo si wanaagsan u shaqeynaya, ugana dhaqan gala dhamaan Soomaaliya<\/li>\n<li>Dastuurka oo la dhameystiro, aftina loo qaado, muddo xileedka cusub 2021-2025-ka<\/li>\n<\/ol>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa xusay in tallooyin wax ku ool ah ka soo bixi doonaan shirka<\/p>\n<p>\u201cWalaalayaal sida aan u ekaaneyno afar sanadood kadib, horumarka siyaasadeed aan gaareyno, xasiloonida amniga ee aan heleyno, waa wax gacanteena ku jira oo aan meel kale laga dooneynin, waxaana saldhig u ah sida aan u maareyno doorashada taagan sanadka 2020\/2021, iskugu tanaasulno, u dhameyno farqiga iyo aragti kala duwanaanshiyaha jira, oo aan innagu isu muuqan, ee aan eegno mustaqbalka wanaagsan ee jiilka Soomaaliyeed ee soo socoda\u201d \u00a0ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435631\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-1024x1024.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435632\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-qoor.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-qoor.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-qoor-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-qoor-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-qoor-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Qoor-qoor-1024x1024.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye \u201cQoor Qoor\u201d \u00a0oo madasha ka hadlay ayaa ka mahadceliyay casuumadda loo fidiyay iyo marti gelinta qiimaha badan ee loo sameeyay, isagoo si gaar ah u mahadceliyay Madaxda Machadka Cilmi baarista ee Heritage. Doorashada 2025 sida aan ku gaarno waxa ay ku xirantahay sida aan uga shaqeyno shirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":435631,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435630","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435633,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435630\/revisions\/435633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}