{"id":435206,"date":"2020-12-25T09:37:29","date_gmt":"2020-12-25T06:37:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435206"},"modified":"2020-12-25T09:38:40","modified_gmt":"2020-12-25T06:38:40","slug":"jubbooyinkaduqeyn-xasgga-cirka-ah-oo-lagu-fuliyay-maleeshiyaad-al-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jubbooyinkaduqeyn-xasgga-cirka-ah-oo-lagu-fuliyay-maleeshiyaad-al-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"Jubbooyinka:Duqeyn xagga cirka ah oo lagu fuliyay maleeshiyaad Al-Shabaab ah"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Mareykanka ee Afrika oo kaashanayo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya \u00a0ayaa qaaday duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday xarun ay leeyihiin al-Shabaab oo ku taal agagaarka degmada ee gobolka Jubbooyinka.<\/p>\n<p>.Qiimeyntii ugu horreysay ee laga soo saaro weerarkaan oo dhacay 24-ka bishaan ayaa lagu sheegay in waxyeello loo geystay dhowr maleeshiyo ah oo al-Shabaab ah, qalab ay wateen iyo xaruntii ay daganaayeen.<\/p>\n<p>Taliska ayaa sidoo kale qiimeyn uu sameeyay ku sheegay in aysan jirin waxyeello soo gaartay dadka rayidka ah,waxayna intaa ku dareen in ay\u00a0 socdaan dadaallo\u00a0 lagu doonayo in lagu carqaladeeyo howlaha cadowga isla markaana cadaadis lagu saarayo shabakadda al-Shabaab.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika \u00a0ayaa lagu xaqiijiyay la sii wadi doono\u00a0 la shaqeeynta la-hawlgalayaasha caalamiga ah iyo kuwa Afrikaanka ah si loo hubiyo amniga muddada-dheer ee Soomaaliya ee ay ku shaqeynayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.<\/p>\n<p>Taliska Mareykanka ee Afrika wuxuu ballan-qaadayaa inuu la shaqeynayo waddamada Bariga Afrika si uu gacan uga geysto damaanaqadka \u00a0xasillooni siyaasadeed, mid dhaqaale, iyo mid bulsho oo\u00a0 \u00a0gobolka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Mareykanka ee Afrika oo kaashanayo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya \u00a0ayaa qaaday duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday xarun ay leeyihiin al-Shabaab oo ku taal agagaarka degmada ee gobolka Jubbooyinka. .Qiimeyntii ugu horreysay ee laga soo saaro weerarkaan oo dhacay 24-ka bishaan ayaa lagu sheegay in waxyeello loo geystay dhowr maleeshiyo ah oo al-Shabaab ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":435207,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435206","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435206"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435206\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435209,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435206\/revisions\/435209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435207"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}