{"id":435151,"date":"2020-12-24T17:44:20","date_gmt":"2020-12-24T14:44:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435151"},"modified":"2020-12-24T17:44:20","modified_gmt":"2020-12-24T14:44:20","slug":"wasaaradda-howlaha-guud-kg-oo-kulan-latashi-ah-oo-ku-aadan-sharciga-dhulka-la-yeelatay-golaha-deegaanka-xudur-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-howlaha-guud-kg-oo-kulan-latashi-ah-oo-ku-aadan-sharciga-dhulka-la-yeelatay-golaha-deegaanka-xudur-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Howlaha Guud KG oo kulan latashi ah oo ku aadan sharciga dhulka la yeelatay Golaha deegaanka Xudur \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Howlaha Guud ee Koonfur galbeed ayaa magaalada Xuddur ku daah furtay kulan latashi Dadweyne oo ku aadan sharciga dhulka oo ay Wasaaraddu horey u soo diyaarisey oo golaha Wasiirada Koonfur Galbeed ansixiyeen, isla markaaana hadda horyaala Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta aragtidooda ku biiriyey golaha deegaanka Degmada Xuddur.<\/p>\n<p>Xubnaha golaha Deegaanka oo goob jooga u ahaa kulanka wadatashiga u dhaxeeyey iyaga iyo wafdi ka socday Wasaaradda Howlaha guud iyo Guddiga howlaha guud ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa kulanka ku tilmaamay in isbedel iyo nidaam u horseedi doono \u00a0in laga gudbo isqab qabsi dhuleed oo haatan deegaanka ka jira.<\/p>\n<p>Agaasimaha Wasaaradda Howlaha Guud Yuusuf Wadani oo kulanka ka hadlay ayaa sheegey in sharciyga aan weli la anxsixinin maamulka iyo dadweynaha fikirkooda loobaahan yahay.<\/p>\n<p>Wafdiga ka socda Wasaaradda howlaha guud iyo Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed\u00a0 ayaa maalmaha soo socda waxay lakulmi doonaan bulshada qeebaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435152\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-29.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-29.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-29-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435154\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3-24.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3-24.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/3-24-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435156\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/4-22.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/4-22.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/4-22-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Howlaha Guud ee Koonfur galbeed ayaa magaalada Xuddur ku daah furtay kulan latashi Dadweyne oo ku aadan sharciga dhulka oo ay Wasaaraddu horey u soo diyaarisey oo golaha Wasiirada Koonfur Galbeed ansixiyeen, isla markaaana hadda horyaala Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta aragtidooda ku biiriyey golaha deegaanka Degmada Xuddur. Xubnaha golaha Deegaanka oo goob [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":435154,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435151","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435159,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435151\/revisions\/435159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}