{"id":435134,"date":"2020-12-24T15:17:25","date_gmt":"2020-12-24T12:17:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435134"},"modified":"2020-12-24T15:18:41","modified_gmt":"2020-12-24T12:18:41","slug":"madax-ka-tirsan-dfs-iyo-maamulka-g-banaadir-oo-kormeeray-cisbitaalka-laansareeti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madax-ka-tirsan-dfs-iyo-maamulka-g-banaadir-oo-kormeeray-cisbitaalka-laansareeti\/","title":{"rendered":"Wasiirro ka tirsan DFS iyo maamulka G\/Banaadir oo kormeeray Cisbitaalka Laansareeti"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha\u00a0 Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar\u00a0 Maxamuud Maxamed\u00a0 Cumar Filish iyo Wasiirada Caafimaadka iyo Gargaarka Soomaaliya ayaa soo kormeeray goob laga dhisi doono xarunta Gurmadka Degdega Qaran, oo ah gudaha isbitaalka Laansaleeti\u00a0 ee magalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Duqa magaalaga Muqdisho mudane Cumar Maxamed (Cumar Filish) ayaa yiri \u201cWaxaan joognaa isbilaalka Laansaleeti ee magaalada Muqdisho, maamulka gobolka Banaadir, Wasiirada Gargaarka iyo Caafimaadka Soomaaliya waxaan u aragnay in ay tahay meesha ugu haboon ee xarun gurmad dag-dag caafimaad\u00a0 loo gu sameen karo bulshada, waxaa jira masiibooyin kala duwan una baahan goob lagula tacaalo, goobtaan ayaa noqon doota meel qaabilsan xaaladahaas\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in xarunta gurmadka ay qorsheynayeen inay ka hirgeliyaan goobo kale, balse daruufo jirto awgeed ay u suurta geli weysay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan marti u nahay Wasiirka Caafimaadka iyo arrimaha bulshada \u00a0Dr Fowsiya iyo Wasaaradeeda oo aan ka codsanay maadaama xil gaar ah naga saaranyahay ka Wasaarad ahaan barnaamijka 100 maalmood ee uu Ra\u2019isul Wasaaraha ay ku jirto dhismahan xaruntaan oo horay loogu iclaamiyay goob kale, dhuruufaha jirana ay caqabad nagu noqotay in goob kale loo badalo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka xarun malahan\u00a0 Wasiirka Caafimaadka iyo arrimaha bulshada \u00a0Dr Fowsiya waan kaga mahadcelinayaa soo dhaweenta\u201c ayey tiri Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye .<\/p>\n<p>Ugu dambeen waxaa goobta ka hadashay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka \u00a0Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo sheegtay in xaruntaan ay muhiim u tahay bulshada Soomaalieed<\/p>\n<p>\u201cWaa idin soo dhaweynaynaa waana idinkaga mahadcelinaynaa sida aad ugu dadaaleysaan waajibaadka idinka saaran goobtaan, waana halkiii ugu habooneed ee laga hirgalin halaa goob caafimaad, waana idin diyaar\u201c.ayay tiri Wasiir Fowsiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha\u00a0 Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar\u00a0 Maxamuud Maxamed\u00a0 Cumar Filish iyo Wasiirada Caafimaadka iyo Gargaarka Soomaaliya ayaa soo kormeeray goob laga dhisi doono xarunta Gurmadka Degdega Qaran, oo ah gudaha isbitaalka Laansaleeti\u00a0 ee magalada Muqdisho. Duqa magaalaga Muqdisho mudane Cumar Maxamed (Cumar Filish) ayaa yiri \u201cWaxaan joognaa isbilaalka Laansaleeti ee magaalada Muqdisho, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":435135,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435134","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435134"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435137,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435134\/revisions\/435137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}