{"id":435121,"date":"2020-12-24T07:05:58","date_gmt":"2020-12-24T04:05:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435121"},"modified":"2020-12-24T07:13:04","modified_gmt":"2020-12-24T04:13:04","slug":"fanaankii-qaranka-cabdi-cali-bacalwaan-oo-ku-geeriyooday-dalka-jarmalka-ka-dib-maalmo-uu-halkaas-oo-uu-xanuunsanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/fanaankii-qaranka-cabdi-cali-bacalwaan-oo-ku-geeriyooday-dalka-jarmalka-ka-dib-maalmo-uu-halkaas-oo-uu-xanuunsanaa\/","title":{"rendered":"Fanaankii Qaranka Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeriyooday dalka Jarmalka, ka dib maalmo uu halkaas ku xanuunsanaa"},"content":{"rendered":"<p>Mainz (SONNA):- Waxaa dalka jarmalka ku geeriyooday fanaankii weynaa ee qaranka soomaaliya Cabdi Cali Bacalwaan sida uu xaqiijiyay wariyaha warbaahinta qaranka Maxamed Aweys Muudeey oo si dhow ula socday xaaladiisa.<\/p>\n<p>Rabi ha u naxariistee Bacalwaan ayaa ku dhintay isbitaal ku yaala magaalada Mainz ee jarmalka halkaas oo xanuun loo seexiyay.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa xaaladiisa caafimaad ay liidatay maalmihii u danbeeyay wuxuuna ku jiray xaalad miir la&#8217;aan ah.<\/p>\n<p>Cabdi wuxuu ka mid ahaa fannaaniintii ciidanka xoogga dalka la odhan jiray ee uu madaxda u ahaa Cismaan-askari Aadan Xuseen ka hor dowladdii Kacaanka.<\/p>\n<p>Wuxuu ahaa heesaa , mu&#8217;allif iyo weliba laxamiiste , laxannadiisa waxa ka mid ahaa midka uu saaray heesta Afrikaay hurudooy oo uu allifay Ismaaciil Xirsi Farxaan , markii koowaaadna ay qaaday Saynab-baxsan Xaaji Cali Siigaale balse ay Magool ku caanbaxday.<\/p>\n<p>Cabdi cali Bacalwaan ayaa ka mid ahaa tiirarkii kooxda qaranka ee hobalada waabari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mainz (SONNA):- Waxaa dalka jarmalka ku geeriyooday fanaankii weynaa ee qaranka soomaaliya Cabdi Cali Bacalwaan sida uu xaqiijiyay wariyaha warbaahinta qaranka Maxamed Aweys Muudeey oo si dhow ula socday xaaladiisa. Rabi ha u naxariistee Bacalwaan ayaa ku dhintay isbitaal ku yaala magaalada Mainz ee jarmalka halkaas oo xanuun loo seexiyay. Marxuumka ayaa xaaladiisa caafimaad ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":435123,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435121","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435121"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435126,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435121\/revisions\/435126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}