{"id":435043,"date":"2020-12-23T11:47:27","date_gmt":"2020-12-23T08:47:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435043"},"modified":"2020-12-23T11:47:27","modified_gmt":"2020-12-23T08:47:27","slug":"wasiirka-cadaaladda-xfs-iyo-wafdi-uu-hogaaminayay-oo-lagu-soo-dhaweeyayturkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-xfs-iyo-wafdi-uu-hogaaminayay-oo-lagu-soo-dhaweeyayturkiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda XFS iyo wafdi uu hogaaminayay oo lagu soo dhaweeyayTurkiga+"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8230;Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur\u00a0 oo casuumad Rasmi ah ka heley dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Abdulhamit G\u00fcl\u00a0 ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Wafdiga ka socday dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen\u00a0 Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud, Garoose Saalax Sheekh Ibraahim oo ka mid ah garsoorayaasha Maxkamadda sare ee dalka Iyo Taliye ku xigeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed\u00a0 Cilmi Waasuge ,ayaa \u00a0\u00a0waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Ankara ku soo dhoweeyay Masuuliyiin ka socday wasaaradda cadaalada ee dalka Turkiga Iyo howl-wadeenadda Safaaradda Soomaaliya oo uu hogaaminayey Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid .<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda cadaaladda\u00a0 xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo kulan la yeelan doona dhigiisa wasiirka Cadaalada ee dalka Turkiga ayaa sheegay inuu kala hadli doono\u00a0 xoojinta xiriirka labada wasaaradood iyo hormarinta arimaha Garsoorka iyo Cadaaladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8230;Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur\u00a0 oo casuumad Rasmi ah ka heley dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Abdulhamit G\u00fcl\u00a0 ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga. Wafdiga ka socday dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen\u00a0 Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud, Garoose [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":435046,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435043","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435047,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435043\/revisions\/435047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}