{"id":435019,"date":"2020-12-22T19:08:47","date_gmt":"2020-12-22T16:08:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=435019"},"modified":"2020-12-22T19:08:47","modified_gmt":"2020-12-22T16:08:47","slug":"wasiirka-xanaanada-xoolaha-oo-furay-shirka-wadatashiga-caafimaadka-xoolaha-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-xanaanada-xoolaha-oo-furay-shirka-wadatashiga-caafimaadka-xoolaha-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo furay shirka wadatashiga caafimaadka xoolaha \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Muqdisho ka furay shirka wadatashiga istraatiijiyadda caafimaadka xoolaha .<\/p>\n<p>Shirka wadatashiga istraatiijiyadda caafimaadka xoolaha oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Soomaaliya iyo Hey\u2019adda FAO ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda, xubno ka socday maamul goboleedyada iyo xeel dheerayaal ku xeel dheer caafimaadka xoolaha.<\/p>\n<p>Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shirka furay ayaa xusay in istiraatiijiyadan ay muhiim u tahay sidii loo horumarin lahaa caafimaadka xoolaha, taas oo Soomaaliyana ku hogaamineysa inay tartan u gasho suuqayada caalamiga ah ee ganacsiga xoolaha oo kamid ah Ilaha dhaqaale ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cSharaf weyn ayey inootahay in aad nagala soo qeyb gashaan shirkaan wadatashiga ee loo ga hadlayo sidii loo hourmarin lahaa caafimaadka xoolaha iyo caafimaadka dadka intaba, sidoo kale tani waxa ay muhiim u tahay in Soomaaliya ay galaangal ku yeelato suuqyada caalamka, islamarkaana ay Soomaaliya tartan lagasho wadamada dhoofiya hilibka iyo xoolaha\u201d ayuu yiri Wasiir Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen .<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo ay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha qabato shirka wadatashiga istaraatiijiyadda Caafimaadka xoolaha, taas oo xooga saareysa caafimaadka xoolaha oo dalkeena uu hodan ku yahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435020\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/5faf4370-b06a-4400-9505-3861a6812434.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/5faf4370-b06a-4400-9505-3861a6812434.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/5faf4370-b06a-4400-9505-3861a6812434-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/5faf4370-b06a-4400-9505-3861a6812434-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/5faf4370-b06a-4400-9505-3861a6812434-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435021\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/46f2ac82-d998-49f6-9d42-dc9d4ab5711f.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/46f2ac82-d998-49f6-9d42-dc9d4ab5711f.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/46f2ac82-d998-49f6-9d42-dc9d4ab5711f-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/46f2ac82-d998-49f6-9d42-dc9d4ab5711f-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/46f2ac82-d998-49f6-9d42-dc9d4ab5711f-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435022\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/c300ced5-9950-435d-b760-03346da23c0b.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/c300ced5-9950-435d-b760-03346da23c0b.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/c300ced5-9950-435d-b760-03346da23c0b-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/c300ced5-9950-435d-b760-03346da23c0b-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/c300ced5-9950-435d-b760-03346da23c0b-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-435023\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d0e6f54d-1f3a-4a45-8443-bfa3e44641a3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d0e6f54d-1f3a-4a45-8443-bfa3e44641a3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d0e6f54d-1f3a-4a45-8443-bfa3e44641a3-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d0e6f54d-1f3a-4a45-8443-bfa3e44641a3-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d0e6f54d-1f3a-4a45-8443-bfa3e44641a3-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Muqdisho ka furay shirka wadatashiga istraatiijiyadda caafimaadka xoolaha . Shirka wadatashiga istraatiijiyadda caafimaadka xoolaha oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Soomaaliya iyo Hey\u2019adda FAO ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda, xubno ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":435020,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-435019","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=435019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":435025,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/435019\/revisions\/435025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435020"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=435019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=435019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=435019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}