{"id":434943,"date":"2020-12-21T13:15:59","date_gmt":"2020-12-21T10:15:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434943"},"modified":"2020-12-21T13:17:06","modified_gmt":"2020-12-21T10:17:06","slug":"madaxda-gaashaandhigga-xfs-oo-booqday-bukaanno-ku-dhaawacmay-qaraxii-argagixiso-ee-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-gaashaandhigga-xfs-oo-booqday-bukaanno-ku-dhaawacmay-qaraxii-argagixiso-ee-galkacyo\/","title":{"rendered":"Madaxda Gaashaandhigga XFS oo\u00a0 booqday bukaanno ku dhaawacmay qaraxii argagixiso ee Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneral Cabaas Amiin ayaa waxay booqdeen Ciidamadii ku soo dhaawacmay Weerarkii argagixiso ee Galkacyo , kuwaas oo iminka lagu dabiibayo isbitaalka Ordogan Ex Digfeer ee muqdisho iyo isbitaalka Xoogga Dalka soomaaliya .<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa ugu horeyntii Xaaladda Ciidamada iyo saraakiisha lagu dabiibayo isbitaalka waxa uu ka xogwareystay agaasimaha isbtilaalka Ordogan waxaana uu masuuliyiintii booqday u sheegay in gurmad caafimaad oo aad wanaagsan loo fidiyay , iminkana Xaaladoodu tahay mid wanaagsan ,<\/p>\n<p>Intaas ka dib wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ayaa mid mid u booqday bukaanada isagoo u rajeeyay caafimaad Taam ah<\/p>\n<p>&#8220;Dowladiina iyo shacabkiinaba waa idiin ogyihiin in naftiina aad u hurteen dalkiina iyo dadkiina , si dhaw ayaan ula socon doonnaa Xaaladiina Caafimaad , qarankiina marna idinma dayici doono &#8221;<\/p>\n<p>Ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya .<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa tilmaamay in Dhaawacyada aan xaladooda caafimaad dalka waxba looga qaban karin , ay DFS baxnaano caafimaad oo dibadda ah ay u qaadi doonto.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"29\"><\/td>\n<td width=\"789\"><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneral Cabaas Amiin ayaa waxay booqdeen Ciidamadii ku soo dhaawacmay Weerarkii argagixiso ee Galkacyo , kuwaas oo iminka lagu dabiibayo isbitaalka Ordogan Ex Digfeer ee muqdisho iyo isbitaalka Xoogga Dalka soomaaliya . Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434944,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434943","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434943"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434946,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434943\/revisions\/434946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}