{"id":434939,"date":"2020-12-21T12:09:08","date_gmt":"2020-12-21T09:09:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434939"},"modified":"2020-12-21T12:09:08","modified_gmt":"2020-12-21T09:09:08","slug":"qurbo-joog-soomaaliyeed-oo-lagu-abaal-mariyay-taakuleyn-ay-u-sameeyeen-qoyasas-dan-yar-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qurbo-joog-soomaaliyeed-oo-lagu-abaal-mariyay-taakuleyn-ay-u-sameeyeen-qoyasas-dan-yar-ah\/","title":{"rendered":"Qurbo-joog soomaaliyeed oo lagu abaal mariyay\u00a0 taakuleyn ay u sameeyeen\u00a0 qoyasas dan-yar ah"},"content":{"rendered":"<p>Dhallinradan oo ku\u00a0 nool waddamo ku kala yaalla qaaradaha Yurub iyo waqooyiga Ameerika ayaa waxaa ay ka soo jeedaan xaafadda Towfiiq oo ka tirsan Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadi,waxaanay ku muteysteen abaal-mrinnadan la guddoonsiiyay,howlo dhinaca samo-falka ah oo ay ka qabteen magaalada \u00a0gaar ahaan qoysaska ka soo jeeda xaafadda towfiiq.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah dhallinyaradan qurbo joogta ah oo lagu magacaabo Maxamed Axmed Shiikh ayaa dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho,kaasoo si weyn loo soo dhaweeyay isla markaana loo qabtay xaflado lagu maamuusayo waxqabadkooda iyadoo mid ka mid ah xafladahaasina\u00a0 lagu guddoonsiiyay abaalmarinnada.<\/p>\n<p>Maxamed Axmed Shiikh oo ka hadlay xafladii isaga iyo asxaabtiisii kale lagu guddoonsiinayay Abaalmarinnada ayaa sheegay in arrintani ay dhiirri gelin weyn u tahay isaga iyo asxaabtii kale uu ka yimidba,isagoo ballan ku qaaday iney sii laban-laabi doonaan howlahan Samo-falka \u00a0ah ee ay u hayaan dadkooda soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Lataliyaha duqa magaada Muqdisho ee dhanka arrimaha siyaasadda iyo dhaqanka Garaad Cabdiqani Nuur Xasan oo isaguna ka mid ahaa mas\u2019uuliyiintii maamulka gobolka ka socotay ee xafladdan ka qeybgalay ayaa sheegay iney arrintani tahay mid dhiirri-gelin iyo ku dayashaba mudan isgoo ammaanay dhallinyrada qurbo joogta ah iyo kaalinta\u00a0 wanaagsan ee ay qaadanayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhallinradan oo ku\u00a0 nool waddamo ku kala yaalla qaaradaha Yurub iyo waqooyiga Ameerika ayaa waxaa ay ka soo jeedaan xaafadda Towfiiq oo ka tirsan Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadi,waxaanay ku muteysteen abaal-mrinnadan la guddoonsiiyay,howlo dhinaca samo-falka ah oo ay ka qabteen magaalada \u00a0gaar ahaan qoysaska ka soo jeeda xaafadda towfiiq. Mid ka mid ah dhallinyaradan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434941,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434939","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434942,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434939\/revisions\/434942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}