{"id":434934,"date":"2020-12-21T10:57:24","date_gmt":"2020-12-21T07:57:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434934"},"modified":"2020-12-21T10:57:24","modified_gmt":"2020-12-21T07:57:24","slug":"xeer-illaalinta-qaranka-oo-soo-gaba-gabeysay-baarista-dacwad-ka-dhan-ah-hayadda-sahan-research","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-illaalinta-qaranka-oo-soo-gaba-gabeysay-baarista-dacwad-ka-dhan-ah-hayadda-sahan-research\/","title":{"rendered":"Xeer illaalinta Qaranka oo soo gaba gabeysay baarista dacwad ka dhan ah Hay\u2019adda SAHAN RESEARCH"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay\u2019adda SAHAN RESEARCH oo dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday inay Dalka ka shaqayso.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa bartiisa Twitter-ka ku qoray in ay dacwadda hay\u2019addaan dhawaan ay u gudbin-doonan Maxkamadda gobolka Banaadir si ay u qaado tallaabooyinka ku habboon ee sharciga ah.<\/p>\n<p>SAHAN oo dowladda Soomaaliya ay horay\u00a0 ugu eedaysay fal danbiyeedyada liddi ku ah qaranimadda Soomaaliya, faragalinta siyaasadda dolwadda ,Curyaaminta haylkalka dowladdnimo, faafinta siraha amniga dalka iyo qodobo kale waxaa iska leh Matt Bryden oo mar madax ka so noqday kooxda UN Monitoring Group ee Soomaaliya iyo Eritrea.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay\u2019adda SAHAN RESEARCH oo dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday inay Dalka ka shaqayso. Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa bartiisa Twitter-ka ku qoray in ay dacwadda hay\u2019addaan dhawaan ay u gudbin-doonan Maxkamadda gobolka Banaadir si ay u qaado tallaabooyinka ku habboon ee sharciga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434937,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434934","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434934","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434934"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434938,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434934\/revisions\/434938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}