{"id":434609,"date":"2020-12-18T19:40:50","date_gmt":"2020-12-18T16:40:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434609"},"modified":"2020-12-18T19:40:50","modified_gmt":"2020-12-18T16:40:50","slug":"wasaaradda-amniga-galmudug-oo-ka-tacsiyadeysay-dadki-ku-dhintay-qaraxii-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-amniga-galmudug-oo-ka-tacsiyadeysay-dadki-ku-dhintay-qaraxii-ka-dhacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka tacsiyadeysay dadki ku dhintay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeysay saraakiisha, askarta iyo shacabkii ku dhintay falkii foosha xumaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasi oo u geystay naftii halige isku soo rakibay waxyaabaha qarxa.<\/p>\n<p>Bayaan ay soo saartay Wasaaradda ayaa lagu daabacay bogga rasmi ah ee ay Wasaaradda Amniga ku leedahay baraha bulshada, waxaana uu u qornaa sidan:-<\/p>\n<p>\u201cIlaahay SWT ha u naxariisto saraakiisha sare, askarta iyo dadka shacabka ah ee weerarkii ismiidaaminta ahaa ee galabtay lagu beegsaday magaalada Gaalkacyo. Inta ku dhaawacantayna ilaahay ha u booga-dhayo.<\/p>\n<p>Wuxuu ahaa weerar argagixisadu ay ku beegsatay ciidamada Qalabka sida ee ku sugan Galmudug ee dadka reer Galmudug ka difaacayey cadowga argagixisada\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeysay saraakiisha, askarta iyo shacabkii ku dhintay falkii foosha xumaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasi oo u geystay naftii halige isku soo rakibay waxyaabaha qarxa. Bayaan ay soo saartay Wasaaradda ayaa lagu daabacay bogga rasmi ah ee ay Wasaaradda Amniga ku leedahay baraha bulshada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":434610,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434609","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434609"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434612,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434609\/revisions\/434612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}