{"id":434600,"date":"2020-12-18T19:21:34","date_gmt":"2020-12-18T16:21:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434600"},"modified":"2020-12-18T19:21:34","modified_gmt":"2020-12-18T16:21:34","slug":"qarax-ay-ku-dhinteen-saraakiil-ciidan-iyo-shacab-oo-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qarax-ay-ku-dhinteen-saraakiil-ciidan-iyo-shacab-oo-ka-dhacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Qarax ay ku dhinteen saraakiil ciidan iyo shacab oo ka dhacay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-Qof naftii halige ah ayaa lagu soo waramayaa in uu isku qarxiyay afaafka hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise halkaasi oo ay ku dhinteen saraakiil ciidan iyo shacabka kale oo goobta ku sugnaa, kuwaasi oo isu diyaarinayay soo dhaweynta wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Wararka aynu ka heleyno Gaalkacyo ayaa tilmaamaya in saraakiisha ku dhintay qaraxa ay ka tirsanyihiin Taliska Qeybta 21aad ee Ciidanka xoogga dalka, Taliyaha Ciidanka DANAB, ku-xigeenkiisa iyo Guddoomiyihii hore Degmada Gaalkacyo ee Puntland iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa ku howlan xoojinta Nabadgalyada Gaalkayo ee dhanka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Wafaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa cambaareeyay falka foosha xun ee ka dhacay Gaalkacyo, isagoo Alle uga baryay intii ku shahiiday qaraxa, kuwa dhaawac ahna uu Alle u boogdhayo<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Qof naftii halige ah ayaa lagu soo waramayaa in uu isku qarxiyay afaafka hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise halkaasi oo ay ku dhinteen saraakiil ciidan iyo shacabka kale oo goobta ku sugnaa, kuwaasi oo isu diyaarinayay soo dhaweynta wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Wararka aynu ka heleyno Gaalkacyo ayaa tilmaamaya in saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":434601,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434600","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434602,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434600\/revisions\/434602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}