{"id":434569,"date":"2020-12-18T14:58:00","date_gmt":"2020-12-18T11:58:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434569"},"modified":"2020-12-18T14:58:00","modified_gmt":"2020-12-18T11:58:00","slug":"nigeriaarday-todobaad-ku-jiray-gacanta-boko-xaaraam-oo-si-nabad-ah-u-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nigeriaarday-todobaad-ku-jiray-gacanta-boko-xaaraam-oo-si-nabad-ah-u-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Nigeria:Arday todobaad ku jiray gacanta Boko Xaaraam oo si nabad ah u soo laabtay"},"content":{"rendered":"<p>In ka badan 300 oo arday \u00a0iskuuley ah oo usbuucii la soo dhaafay lagu afduubtay weerar ka dhacay iskuul ku yaal waqooyi-galbeed Nigeria ayaa soo gaadhay caasimadda gobolka Katsina.<\/p>\n<p>Sawiro laga sii daayey Telefishinka dalkaasi manta oo jimcihii \u00a0ayaa la daawaday wiilasha oo wata dhar khafiif ah iyo bustayaal, waxayna\u00a0 u muuqdeen kuwo daalan laakiin si kale u fiican.<\/p>\n<p>Arfaydaasi ayaa la afduubtay jimcihii la soo dhaafay ka dib markii Kooxda hubeysan ee Boko Haram \u00a0ay weerareen Dugsi Sare oo ku yaalay tuulada Kankara ee magaalada Katsina.<\/p>\n<p>Ma cadda in Ardayda oo dhan lagu soo badbaadiyay hawlgalkii samatabbixinta, laakiin Guddoomiyaha gobolka Katsina Aminu Bello Masari ayaa sheegay in dhammaan 344 wiil la siidaayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan 300 oo arday \u00a0iskuuley ah oo usbuucii la soo dhaafay lagu afduubtay weerar ka dhacay iskuul ku yaal waqooyi-galbeed Nigeria ayaa soo gaadhay caasimadda gobolka Katsina. Sawiro laga sii daayey Telefishinka dalkaasi manta oo jimcihii \u00a0ayaa la daawaday wiilasha oo wata dhar khafiif ah iyo bustayaal, waxayna\u00a0 u muuqdeen kuwo daalan laakiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434585,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434569","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434586,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434569\/revisions\/434586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}