{"id":434558,"date":"2020-12-17T18:39:55","date_gmt":"2020-12-17T15:39:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434558"},"modified":"2020-12-17T18:39:55","modified_gmt":"2020-12-17T15:39:55","slug":"ururka-naafada-gobalka-shabeelaha-dhexe-oo-codsaday-in-kaalmo-deg-deg-ah-lasoo-gaarsiiyo-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ururka-naafada-gobalka-shabeelaha-dhexe-oo-codsaday-in-kaalmo-deg-deg-ah-lasoo-gaarsiiyo-sawirro\/","title":{"rendered":"Ururka naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe oo codsaday in kaalmo deg-deg ah lasoo gaarsiiyo \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Kulankaani\u00a0 oo ay maanta isugu yimaadeen naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay kaga hadleen baahiyaha guud ee haysta ururka naafada, iyagoo sheegay muddooyinkii dambe oo ay la soo gud boonaadeen daruufo dhaqaale xumo iyo daryeel ay u baahnaayeen oo ayna helin, madaama bulshada qayb ka yihiin ayna u baahanyihiin Waxbarasho iyo daryeel caafimaad.<\/p>\n<p>Waxay baaq u direen\u00a0 Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle in ay si deg deg ah ugu soo gurmadaan .<\/p>\n<p>Afhayeenka naafada gobalka Shabeelaha Dhexe Maxamuud Axmed Raage Qaareey oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay inay heysato xaalad beni\u2019aadannimo, ayna codsanayaan in il gaara lagu eeggo.<\/p>\n<p>Ugu danbeeyntii waxaa kulanka\u00a0 naafada gobalka Shabeelaha Dhexe ka hadlay Guddoomiyaha ururka naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe Sheekh Isaaq Xaydar Caqiil ayaa ka codsaday wasaaradda gargaarka Xukumadda Federaalka Soomaaliya in ay il naxariisleh ku soo,eegto xaaladda ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-434559\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1d6a8d69-0854-479e-87f3-3a646df845dc.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1d6a8d69-0854-479e-87f3-3a646df845dc.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1d6a8d69-0854-479e-87f3-3a646df845dc-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1d6a8d69-0854-479e-87f3-3a646df845dc-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1d6a8d69-0854-479e-87f3-3a646df845dc-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-434560\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/f12d7bf6-6676-4923-95ee-1e5e8d7bafbf.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/f12d7bf6-6676-4923-95ee-1e5e8d7bafbf.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/f12d7bf6-6676-4923-95ee-1e5e8d7bafbf-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/f12d7bf6-6676-4923-95ee-1e5e8d7bafbf-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/f12d7bf6-6676-4923-95ee-1e5e8d7bafbf-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankaani\u00a0 oo ay maanta isugu yimaadeen naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay kaga hadleen baahiyaha guud ee haysta ururka naafada, iyagoo sheegay muddooyinkii dambe oo ay la soo gud boonaadeen daruufo dhaqaale xumo iyo daryeel ay u baahnaayeen oo ayna helin, madaama bulshada qayb ka yihiin ayna u baahanyihiin Waxbarasho iyo daryeel caafimaad. Waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":434560,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434558","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434561,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434558\/revisions\/434561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}